Thursday, May 9, 2024
Ad

Madaxweyne Xasan Shiikh oo kulankii ugu Horeeyey la Qaatay Madaxda Maamul Goboleedyada Soomaaliya

0
Madaxweynaha cusub ee dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan wadajir ah la qaatay madaxda shanta maamul goboleed ee dalka ka jira ,maalin kaddib...

Ciidamada Burundi oo Dib u Qabsaday Deegaanka Ceel Baraf

0
Wararka laga helayo gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in maanta ciidamada Burundi ee qaybta howlgalka ATMIS ay dib ula wareegeen, iyaga oo kaashanaya ciidamada...

Villa Soomaaliya oo Dhambaalo Hambalyo ah Gudoonsiiyay Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamud

0
Madaxtooyada Qaranka ayaa shaacisay goordhoweyd inay u guddoontay Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud dhambaallo hambalyo ah oo ku aaddan guusha uu...

Dowladaha Qatar iyo Imaaraadka Carabta oo Saacado Badan kadib Ka Hadlay Doorashadii Xasan Shiikh

0
Ku-simaha madaxweynaha ahna ra’iisul wasaaraha Imaaraadka Carabta Sheikh Mohamed Bin Rashid Al Maktoum ayaa dhambaal furan oo hambalyo ah usoo diray madaxweynaha 10-aad ee...

Madaxweyne Xasan Shiikh oo Kulankii ugu Horeeyey La Qaatay Farmaajo

0
Goordhaweyd waxa xarunta madaxtooyada ee magaalada Muqdisho ku soo dhamaaday kulan ay yeesheen Madaxweynaha cusub Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha xafiiska baneynaya Maxamed Cabdillahi...

Maraykanka oo Ka Hadlay Dib u Doorashada Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud

0
Warsaxaafadeed kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka ayaa waxaa looga hadlay doorashadii Xasan Sheekh Maxamuud ee habeenkii Axadda, 15-kii May ka dhacday Teendhada Afisyoone...

Qarax ka dhacay Degmada Balcad iyo Faahfaahin kasoo Baxaysa

0
Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax saaka ka dhacay qaybo ka mid ah degmada Balcad ee gobolka Shabeelaha Dhexe. Qaraxa...

Madaafiic lagu Garaacay Deegaanka ceel baraf iyo khasaaro ka dhashay

0
Wararka naga soo gaaraya gobolka Sh.dhexe ayaa sheegaya in ciidamadda ATMIS ay aroortii hore ee saaka madaafiic ku garaaceen deegaanka Ceel-baraf,halkaasoo ay saldhigyo ka...

Xasan Shiikh oo la Kulmay Madaxda Galmudug iyo Hirshabeelle, Sawiro

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa  booqasho hambalyo iyo salaan ugu tagay Mdaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud, waxa uuna u...

Dowlada Turkiga oo Ka Hadashay Dib u Doorashada Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud

0
Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa dhambaal hanbalyo ah u soo diray madaxweynaha la doortay ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, wuxuuna shacabka u...