Monday, May 20, 2024
Ad

Deni oo qorsheynaya laba tallaabo oo xasaasi ah inuu Qaado marka uu ku laabto...

0
Sida aan ku ogaanay, madaxweynaha maamulka goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni oo ku guul dareystay doorashadii madaxtinimo ee Soomaaliya, ayaa qorsheynayo in marka uu...

P.M Rooble iyo Qaar ka Mid ah Golihiisa Wasiirada oo lakulmay Madaxweyne Xasan Shiikh(Sawiro)

0
Ra’iisul Waaaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa booqasho  hambalyo iyo salaan ah ugu tagay Madaxweynaha Dooran ee JFS Mudane Xasan Sheikh Maxamuud. Waxaa...

War Deg Deg ah: Joe Biden oo Amray In Ciidamada Maraykanka Dib loogu Celiyo...

0
Madaxweynaha Mareykanka Biden ayaa saxiixay amar u ogolaanaya millatariga inay mar kale boqollaal ka mid ah ciidamada hawl-gallada gaarka ah geeyaan gudaha Soomaaliya. Talaabadan ayaa...

Saraakiil Ka Tirsan ahlusuna oo Wali Diidan inay Hubka Wareejiyaan Iyo Xiisad Kale oo...

0
Cabdilaahi Cabdi Raage oo ah sarkaal mayal adag oo ka tirsan Ahlusunna ayaa gabi ahaanba diiday inuu dowladda Soomaaliya ku wareejiyo hubka uu haysto. Sarkaalkan...

Saddex dal oo saameyn ku leh Soomaaliya oo aan weli ka hadlin doorashada Xasan...

0
Waxaa isa soo taraya hambalyada loo dirayo madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Dalalka iyo haatan hambalyada u diray waxaa kamid ah UK,...

Ilhaan Cumar oo ka hadashay guusha Xasan Sheekh Maxamuud

0
Xildhibaanada Aqalka Congresska Maraykanka Ilhaan Cumar ayaa sheegtay in natiijada doorashada ay tahya guul usoo hoyatay ummada Soomaaliyeed. “Dalka wuxuu u bahaan yahay dhammaantiin si...

Qaramada Midoobay oo Ka Hadashay Guusha Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud Farmaajana Amaantay

0
Qoraal kasoo baxay Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa hambalyo loogu diray Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku guuleestay doorasho xalay...

beerlayda Khaadka Kenya oo Hambalyo U diray Xasan Shiikh Maxamuud kuna Farxay in Farmaajo...

0
Beeraleyda Jaadka dalka Kenya ayaa si weyn ula socday doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ee shalay ilaa xalay ka socotay teendhada Afisiyooni ee Muqdisho, waxa ayna...

Faysal Cali Waraabe “Aniga oo waligey Daawan Doorashada Muqdisho, xaley baan soo jeeday ilaa...

0
Guddoomiyha xisbiga mucaaradka UCID ee Somaliland, Mudane Feysal Cali Waraabe oo shir jaraa’id Wariyeyaasha ugu qabtay magaalada Hargeysa ayaa ka hadlay doorashadii xalay ka...

Dowladda Britain oo Ballanqaad Culus usamaysay Maadxweyne Xasan Sheekh

0
Dowladda Britain ayaa hambalyo usoo dirtay Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo xalay ku guuleestay doorasho uu kula tartamayay musharaxiin badan uu...