Monday, May 20, 2024
Ad

Villa Soomaaliya oo Dhambaalo Hambalyo ah Gudoonsiiyay Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamud

0
Madaxtooyada Qaranka ayaa shaacisay goordhoweyd inay u guddoontay Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud dhambaallo hambalyo ah oo ku aaddan guusha uu...

Dowladaha Qatar iyo Imaaraadka Carabta oo Saacado Badan kadib Ka Hadlay Doorashadii Xasan Shiikh

0
Ku-simaha madaxweynaha ahna ra’iisul wasaaraha Imaaraadka Carabta Sheikh Mohamed Bin Rashid Al Maktoum ayaa dhambaal furan oo hambalyo ah usoo diray madaxweynaha 10-aad ee...

Madaxweyne Xasan Shiikh oo Kulankii ugu Horeeyey La Qaatay Farmaajo

0
Goordhaweyd waxa xarunta madaxtooyada ee magaalada Muqdisho ku soo dhamaaday kulan ay yeesheen Madaxweynaha cusub Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha xafiiska baneynaya Maxamed Cabdillahi...

Maraykanka oo Ka Hadlay Dib u Doorashada Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud

0
Warsaxaafadeed kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka ayaa waxaa looga hadlay doorashadii Xasan Sheekh Maxamuud ee habeenkii Axadda, 15-kii May ka dhacday Teendhada Afisyoone...

Qarax ka dhacay Degmada Balcad iyo Faahfaahin kasoo Baxaysa

0
Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax saaka ka dhacay qaybo ka mid ah degmada Balcad ee gobolka Shabeelaha Dhexe. Qaraxa...

Madaafiic lagu Garaacay Deegaanka ceel baraf iyo khasaaro ka dhashay

0
Wararka naga soo gaaraya gobolka Sh.dhexe ayaa sheegaya in ciidamadda ATMIS ay aroortii hore ee saaka madaafiic ku garaaceen deegaanka Ceel-baraf,halkaasoo ay saldhigyo ka...

Xasan Shiikh oo la Kulmay Madaxda Galmudug iyo Hirshabeelle, Sawiro

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa  booqasho hambalyo iyo salaan ugu tagay Mdaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud, waxa uuna u...

Dowlada Turkiga oo Ka Hadashay Dib u Doorashada Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud

0
Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa dhambaal hanbalyo ah u soo diray madaxweynaha la doortay ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, wuxuuna shacabka u...

Deni oo qorsheynaya laba tallaabo oo xasaasi ah inuu Qaado marka uu ku laabto...

0
Sida aan ku ogaanay, madaxweynaha maamulka goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni oo ku guul dareystay doorashadii madaxtinimo ee Soomaaliya, ayaa qorsheynayo in marka uu...

P.M Rooble iyo Qaar ka Mid ah Golihiisa Wasiirada oo lakulmay Madaxweyne Xasan Shiikh(Sawiro)

0
Ra’iisul Waaaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa booqasho  hambalyo iyo salaan ah ugu tagay Madaxweynaha Dooran ee JFS Mudane Xasan Sheikh Maxamuud. Waxaa...