Monday, May 20, 2024
Ad

Xasan Shiikh oo Abaal Mariyay Gudigii Doorashooyinka(Sawiro)

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay ka qeyb galay munaasabad lagu abaal marinayay guddiyadii iyo howlwadeennadii doorashooyinkii dalka ka dhacay. Xasan...

Dhageyso: Gaas oo ka hadlay Raisal Wasaaraha Cusub ee Somaliya iyo Cida Noqoneysa

0
Madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa markii u horeysay ka hadlay Ra’iisul Wasaaraha cusub ee laga rabo in uu soo magacaabo...

Madaxweyne Qoor Qoor oo Shir Guudoomiyay Shirka Degmooyinka Galmudug(Sawiro)

0
Madaxweynaha Dowladda Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa kulan kula qaatay Aqalka Madaxtooyada Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha, Federaalka iyo dib uheshiisiinta, Wasiirka Maaliyadda, Taliyaasha...

Xassan Shiikh oo Magacaabay la Taliyaal Cusub ( Akhriso Liiska Magacyada )

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wareegto uu soo saaray waxa uu u magacaabay mudaneyaashan hoos ku xusan Lataliyeyaal Madaxweyne; Ibraahim...

Golaha Wasiirada Soomaaliya oo Ansixiyay Miisaniyada Sanadka 2022

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddoomiyey Shirka Todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo lagu ansixiyey miisaaniyadda...

Deg Deg: Mahad Salaad oo loo Magacaabay Taliya Nabad Sugida Soomaaliya

0
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa ayaa ansixiyay Magacaabista Taliyaha Hay’adda Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka oo loo magacaabay...

Senatar Jawaahir Axmed Cilmi oo ka Mid Ahyd Dad Dhidibada U Taagay Maamulka Galmudug...

0
Allaha u naxariiste waxaa goordhoweyd magaalada Muqdisho ku geeriyootay Senator Jawaahir Axmed Cilmi oo kamid aheyd Baarlamaankii 10-aad ee dalka. Senatorada ayaa muddooyinkii dambe ku...

Imaraadka Carabta oo Maantay Dowlada Soomaaliya Ku Wareejisay Lacagtii dhawaan laga Xayiray(Sawiro)

0
Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta Imaaraadka Carabta kala wareegtay lacag gaareyso 9.6 Milyan oo Dollar oo ay xukuumadda Abu Dhabi ugu tala-gashay...

Waa Kuma Shaqaiyaadka la hadal hayo ee Noqon kara Raisal Wasaaraha Cusub

0
Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Shiikh Maxamuud oo maalmo ka hor la wareegay xilka ayaa bilaabay wadatashiyo la xiriira shaqsiga loo magacaabayo xilka raisul Wasaaraha dalka. Sida...

Ciidamada GorGor oo Gubay Doon ay Alshabaab Lahayeen

0
Wararka ka imaanaya gobolka Shabeelaha hoose ayaa sheegaya in ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Gorgor ay howlgal ballaaran ka sameeyeen nawaaxiga deegaanka...