Home Wararka Caalamka Faahfaahin ka soo baxeysa dagaalkii Khaatumo iyo Somaliland

Faahfaahin ka soo baxeysa dagaalkii Khaatumo iyo Somaliland

0

Wararka ka imaanaya deegaanka Buuq-dharkeyn oo ka tirsan gobolka Sool ayaa sheegaya in xaaladdu maanta degan tahay kadib markii halkaas uu shalay dagaal ku dhex maray ciidamo kala taageersan maamulka Khaatumo iyo jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madax banaanida ee Somaliland.

Dagaalkaas ayaa inta la ogyahay waxaa ku dhintay ilaa 20 qof,

Wuxuu salka ku hayaa dagaalkaas shilal iyo aanooyin qabiil, kuwaasoo maalmihii la soo dhaafay dhex marayey labada dhinac.

Previous articleXarun kale oo hormuud leedahay oo Cawa Markale Qaraxyo lagu weeraray
Next articleLaamaane Doonaayay inay Askari Danbi Galay ku Marqaati Furaan oo ayagii La toogtay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here