Home Wararka Caalamka Gudoomiye Madaale oo Soo Gaaray Dhuusamareeb

Gudoomiye Madaale oo Soo Gaaray Dhuusamareeb

0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen jimcaale (Madaale) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa goor dhow gaaray Magaalada Dhuusa Mareeb ee Caasimadda Dowladda Galmudug halkaas ay si balaaran ugu soo dhaweeyeen Madaxda iyo shacabka reee Galmudug.

Guddoomiye Madaale ayaa Magaalada Dhuusa Mareeb kulan kula qaadan doono Madaxweynaha JFS Mudane Xassan Sheikh Maxamud kaas oo la xariira dardargalinta howlgalada silsilada ah ee lagu ciribtirayo Khawaarijta iyo sida uu maamulka Gobolka Banaadir iyo shacabka reer Muqdisho ay garab taagan yihiin geesiyaasha CXD iyo kuwa xaqa u dirirka ah ee u taagan sidii dalkan looga sifeen lahaa kooxda arxanka daran ee Argagixisada ah.

 

Previous articleXagee laga Soo Tuuray Hoobiyayaashii saakay lagu Garaacay Xaafada Ka Mid ah Muqdisho iyo Hooyo Xaamila Ah oo ku geeriyootay?
Next articleDad ka badan 50 qof oo la dilay iyagoo u dabaal dagaya mowliidka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here