Home Wararka Caalamka War DEG DEG AH:Dagaal Culus oo u dhaxeeya laba Ciidan oo Ka...

War DEG DEG AH:Dagaal Culus oo u dhaxeeya laba Ciidan oo Ka Wada Tirsa Dowlada Soomaaliya oo Kasocda Muqdisho

0

Dagaal Culus oo laisku Adeegsaday Hub Culus oo uu ku jiro Qoriga Sabanka ayaa Goordhow ka Bilowday Degmada Dharkeenleey gaar ahaan Xaafada Kaawa Godey.

Ciidan la sheegay inay ka amar qaataan General Sheegow & Ciidanka Boliis Militaaro oo roondo ku jira ayaa gordhow  Dagaalay kooban ku dhexmaray degmada Dharkenlay .

Ciidanka Boliisiyo Melitaaro ayaa lagu hareeray guri ku yaalla degmada maadama iyagoo fileynin lagu kadiyay rasaas.

Balse Waqti kooban Kadib Waxaa soo Gaaray Gurmad kaas oo sababay inuu Bilowdo Dagaal Culus Taas oo Wali laga Maqlayaa Rasaasta Culus ee ay isku adeegsanayaan.Lama oga Khasaaraga Ka dhashay Dagaalkaan oo Wali Socda.

 

Previous articleFerrier oo Doonaysay inay Sun Ku Disho Donald Trump oo Xukun Adag Lagu Riday
Next articleWiil Somaali ah oo dilay gabar xiriir kala dhaxeeyay kadibna is-dilay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here