Xalaada Itoobiya oo Cakiran iyo Maraykanka Oo Ciidamada Itoobiya Eedayn Culu u jeediyay
Mareykanka ayaa ciidamada Itoobiya ku eedeeyay xad-gudubyo ka dhan ah xuquuqda aadanaha.
Warbixin ku saabsan xaaladda Itoobiya oo ay soo saartay Wasaaradda arrimaha dibadda ee...
SOMDA oo Gaartay Baydhabo Xili la Filaayo Roobab Ma Hiigaan ah
Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka, Md. Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa maanta gaaray Magaalada Baydhabo ee Xarunta KMG ah ee Maamulka Koonfur...
Xasan Shiikh oo Dowlada Tanzaniya u Tagay Arin Dadka Soomaaliyeed ku farxeen
Wafdiga Dawladda Soomaaliya ee ku sugan dalka Tansaaniya ayaa lagu wadaa in madaxda wadankaasi ay la galaan heshiisyo ay kamid yihiin sidii maxaabiista Soomaalida...
Xuutiyiinta Yemen oo markab kale ku weeraray xeebaha u dhow Soomaaliya iyo falcelin adag oo ay la kulmeen
Markab dagaal oo ay leyihiin ciidmada badda ee boqortooyada UK, ayaa soo riday gantaal ay kooxda Xuutiyiinta Yemen ku rideen markab ganacsi oo marayey...
Maxkamada Puntland oo amartay in lasoo xiro odayaal taageeray Dowlada Soomaaliya kana Soo Horjeestay Deni
Qoraal ku mudeysnaa 21 April 2024, oo ka soo baxay maxkamadda derajada kowaad ee gobolka Bari ayaa lagu amarey taliyaha booliska gobolka Bari in...
Mareykanka oo taageerada ka joojiyey Danab Talaabo ay Qaaday Dowlada Soomaaliya Darteed
Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday fadeexad musuq-maasuq oo ka dhex-dhacday ciidamada Dana bee Mareykanka uu tababaro, ayada oo la leexsaday qaar ka...
Mareykanka iyo 17 dal oo kale oo farriin culus u diray Xamaas
Madaxweynaha dalka Maraykanka Joe Biden iyo hoggaamiyayaasha illaa 17 dal oo kale oo caalamka ah ayaa ugu baaqay ururka Xamaas inay aqbalaan hindisaha xabbad-joojinta...
Dowladda Shiinaha oo Soo Dalbatay Caanaha Geela Soomaalida
Dowladda Shiinaha ayaa dalbaneysa caanaha Geela, waxayna dalabkaas u soo gudbisay dowladda Kenya, sida uu shaaca ka qaaday Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha ee...
Golaha Wasiirada oo Soo saaray Go,aan Culus oo Dadka soomaaliyeed ku farxeen
Golaha wasiirada Soomaaliya ayaa maanta kulankoodii caadiga ahaa ku yeeshay magaalada Muqdisho, waxaana guddoomiyay ra’iisul wasaare Xamza Cabdi Barre kaas oo looga hadlay arrimo dhowr...
Sanbaloolshe oo Safarkiisii Ugu Horeeyey Ku tagay Maantay Degma Dhawaan Alshabaab laga Saaray
Taliyaha ciidanka Xoogga dalka Janaraal Ibraahim Sheekh Muxyadiin Cadow iyo agaasimaha guud ee hay’adda NISA Cabdullahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) ayaa maanta gaaray jiidda hore...
Diyaaradda Air France oo cillad qabsatay Xili ay Duilimaad ku jirtay iyo Duuloyaha oo Go,aan Cajiib ah Qaatay
Mid kamid ah diyaaradaha shirkadda Air France ayaa waxaa lasoo daristay cillad xilli ay duulimaad ku jirtay, waxa ayna taasi keentay in duuliyaha diyaaradaasi...
Waddooyinka Nairobi oo webiyo isku beddelay iyo dhimasho ka dhalatay
Waddooyinku waxay isu beddeleen wabiyo ku yaalla caasimadda Kenya ee Nairobi, iyadoo mas’uul sare uu sheegay in fatahaadda “ay gaartay heer aad u daran.
Roobab...
Ciidamada dowladda federaalka ee taliska Abiy Axmed oo toogasho ku dilay dhakhtar ku taqasuustay maqaarka
Ciidamada dowladda federaalka ee taliska Abiy Axmed ayaa toogasho ku dilay dhakhtar ku taqasuustay maqaarka oo ka howlgalaysay isbitaalka Debere Markos ee gobolka Amxaarada.
Sidoo...
Xiriir Puntland iyo Dowlada Soomaaliya oo Isbadal Laga Daremaayo
Qoraal toos ah oo Madaxweyne Xasan Sheekh soo saaray oo lagu daabacay Villa Somalia ayaa looga hadlay xiriirka dowlad Goboleedyada, gaar ahaan Puntland.
Sida laga...
Cabitaan Soomaalidu aad isticmaasho oo la sheegay inay kansar laga Qaado
Maaddada macaan ee Aspartame oo laga helo cabitaanno kala duwan, cuntooyin iyo xanjoonka ama nacnaca ayaa si rasmi ah loogu daray waxayaabaha “kansarka ku...
Alshabaab Badan oo lagu laayay Galmudug
Warsaxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya ayaa lagu sheegay in tiro kabadan 30 Alshabaab ah lagu dilay howlagal milateri oo ay iska kaashadeen ciidanka...
Taliyaha Saldhiga Garoonka adan cade oo Amar lagu Bixiyay in lasoo xiro
Maxkamadda Gobalka Banaadir ayaa amartay shalay in uu maxkamadda horyimaado Taliyaha Saldhiga Booliska Garoonka Aadan-Cade oo fulin waayay amar maxkamadeed oo ahaa in uu...
Wararkii Ugu Danbeeyey Guri uu shir uga socday saraakiil Al-Shabaab ah oo la duqeeyay
Faah-faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa duqeymo ay maanta diyaarado dagaal ka fuliyeen qaybo kamid ah gobolka Shabeelaha Dhexe, taas oo lagu beegsaday...
Somaliland oo ka jawaabtay carada ay Jabuuti ka qaaday heshiiska badda ee Itoobiya
Wasiirka arrimaha dibadda ee maamulka Somaliland Ciise Keyd Maxamuud ayaa ka jawaabay hadalkii wasiirka maaliyadda Jabuuti Ilyaas Muuse Dawaaleh oo cadeeyey in Jabuuti iyo...
Alshabaab oo Weerar Ku Qaaday Xawaadleey
Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar toos ah oo ay Al-Shabaab ka fuliyeen duleedka degmada Balcad ee gobolka Shabeelaha Dhexe,...
Kenya Iyo Soomaaliya oo kala Saxiixday Heshiis Cusub oo Qaadka Ah
Xoghayaha beeraha iyo xanaanada xoolaha ee Kenya Mithika Linturi ayaa ku dhawaaqay in Kenya ay heshiis dhoofinta qaadka ah la galeyso Soomaaliya 8da bisha...
Jabuuti oo cadeysay siday uga carootay go’aankii Muuse Biixi uu badda ku siiyey Itoobiya
Wasiirka Maaliyadda ee dalka Djibouti, Ilyaas Muuse Dawaleh oo ku sugan magaalada Washington ee dalka Mareykanka ayaa ka hadlay aragtida dowladda Djibouti ee heshiiskii...
Xukunka Sariflihii Alshabaab la Shaqaynaayay
Xukunka Sarifle jaanuus u ahaa khawaarijta....
Maxamed Cali Xersi Diirshe, ayaa loo soo xiray Kamid ahaanshiyaha Khawaarijta, gaar ahaan qeybta Jaajuusnimada iyo inuu gacantiisa ku...
Maxay ahayd Haweeneyda Taageertay Soomaaliland oo Khaatuma Lagu Xiray?
Ciidamada booliiska qeybta gobolka Sool ee maamulka Khaatumo State ayaa xabsiga dhigay haweeney lagu eedeeyay in ay baraha bulshada taageero weyn ugu muujisay maamulka...