Wararkii Ugu Danbeeyey Baaritaakii Weerarkii Hotel SYL
Agaasimaha Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA), Mahad Maxamed Salaad iyo xubnaha kale ee ka qayb qaadanaya baaritaanka weerarkii Hotel SYL ayaa dib...
Muxuu Xasan Shiikh Markasta Ugu Safraa Dalka Eriteria?
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kusoo laabtay magaalada Muqdisho, kadib booqasho laba maalmood qaadatay oo dalka Eritrea uu ku tagay, hadaba maxaa sababay...
Gudoomiy Madaale oo Abaalmarinaaya ciidamo Qabtay Alshabaab Nabadoon Dilay
Guddoomiyaha maamulka gobolka Banaadir, ahna duqa Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo xalay kulan uga qayb-galay degmada Dayniile ayaa ka hadlay arrimo xasaasi ah...
Maxaa Sababay in Imaaraadku joojiyo Dhaqaalihi Ciidamada Xooga Uu Siin Jiray?
Sida ay qoreyso qaar ka mid ah warbaahinta Bariga Dhexe, markii dowladda Federaalka ay heshiis militari la galaysay Imaaraatka sanadkii hore, waxa ay maanka...
Nabadoonkan oo horay loogu qabtay dagaal culus oo Maxkamad Lasoo Taagay
Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa maanta ka bilaabatay maxkamadeynta Ugaas Aadan Maxamed Geeddi Cabdi oo loo haysto inuu ka tirsanaa...
Sarkaal kii Ka Danbeeyey Dilka Xasan Tuure oo Maxkamad lasoo Taagay
Waxaa maanta Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee magaalada Muqdisho kasoo muuqday Mucaawiye Cumar Cusmaan Waasuge, oo ah sarkaale sare oo ka tirsan Kumaandooska DANAB.
Ninkan...
Ciidamada Dowlada iyo Kuwa ATMIS oo Maantay howlgal Wadajir ah Qaaday
Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa Burundi ee qaybta ka ah howlgalka ATMIS ayaa maanta ka dhaqaaqay degmada Balcad, ayaga oo isku fidiyay hareeraha...
Ciidamada Bada Hindiya Oo Dagaal Culus ku Qaaday Burcad Badeed Soomaalia ah oo Markab Ka Haystay
Ciidamada badda Hindiya ee ku sugan xeebaha Soomaaliya ayaa soo badbaadiyey toddobo iyo toban shaqaale ah oo saarnaa markabka MV Ruen oo muddo saddex...