Haweeney ka degtay bas socda, kana dhul bilowday madaxa - maxaase ku dhacay marki ay isku dayday in ay istaagto?
- Posted at 05/04/2017 11:46:00
By Admin

Haweeney u dhalatay dalkaasi Ruushka ayaa ka degatay bas socda kaas oo u geystay dhaawac fudud balse ay ka baratay cashar lama ilaawaan ah. Waxaa ay ka dhul-bilowday madaxa, marki ay isku dayday in ay dib u istaagtama maxaa dhacay? Dhacdadan ayaa ka dhacday magaalada Krasodar, Ruushka.

KA DAAWO CALANKA TV


More Jacbur...

Bur-burka ka dhashay qaraxii Zope oo la nadiifiyay

20/10/2017 09:41:00:-Waxaa maalinkii labaad ay nadaafad ka socotaa isgoyska Zoobe oo uu qarax khasaare badan dhaliyay ka dhashay maalinimadii Sabtida oo ay taariikhdu ku beegneyd 14. bisha Oktobar 2017.

Gabar yar oo reer Burco ah oo ka xanuunsatay qaraxii Zoobe oo ka qiireysiisay shacabka

18/10/2017 18:09:00:-Nada Cismaan Xirsi oo ah gabar ardayad ah, kuna nool magaalada Burco ayaa la qeybsadeysa shacabka soomaaliyeed xanuunka qaraxii Zoobe, waxaana ay farriinteedaas kaga qiireysiisay shacabka soomaaliyeed meelkasta oo ay joogaan.

Qaar ka mid ah dhallinyarada lagu la`yahay qaraxii Zoobe oo muuqaaladooda lasoo bandhigay

16/10/2017 17:54:00:-Barta Gurmad Qaran ee garabka taagan ehelada dadka lagu la`yahay qaraxii Zope ayaa soo bandhigay qaar ka mid ah dhallinyarada eheladooda baafineyso kuwaas oo ay sheegeen in markii ugu war-dambeysay ay ku sugnaayeen isgosta Zope iyo nawaaxigiisa.

Film-qaade farsamo badan oo beerta u diray kumannaan dad ah iyo warbaahinta

16/10/2017 14:08:00:-Matthew McDermott oo ah ninka "filmkan" soo duubay ayaa beerta u diray oo been u sheegay boqollaal dad ah iyo warbaahin kaddib markii uu usoo bandhigay geed dhexda ka holcaya oo uu ku arkay dabkii dhowaan baabi`iyay qeybo ka mid ah gobolkaasi California.

DHIIBO CODKAAGA: Yaa ku guuleysanaya doorashada madaxtenimo ee Somaliland?

16/10/2017 08:50:00:-Deegaanada Somaliland waxaa ka socda ololaha doorashada ee xisbiyada u tartamaya talada maamulkaasi. Hadaba laba xisbi ayaa waxa uu dhex marayaa loollan adag, waxaana labadaasi xisbi oo kala ah Kulmiye iyo wadani kala hoggaaminaya musharrax Muuse Biixi Cabdi (Kulmiye) iyo C/raxmaan Cirro (Wadani). Kumaad is leedahay waa uu ku guuleysanayaa doorashada?

-©2006-2017 Calanka.com waa qeyb ka mid ah CALANKA MEDIA
Kor ku laabo ::: Login :::: Nagu xayeysiiso ganacsigaaga :::: Nala soo xiriir :::: Annaga / About
Waa mamnuuc in la isticmaalo ama la qaato macluumaadka ku jira boggan, amar la`aan.