Filimka Fast & Furious 8 oo kusoo baxay si waali ah qarkana u saaran inuu jabiyo rikoorkii filimkii Star Wars
- Posted at 20/04/2017 23:33:00
By Webmaster

Filimka cusub ee Mareykanka ah ee Fast & Furious 8 oo atooraha uu ka yahay Vin Diesel oo filimada actionka looga danbeeyo lana jilayaan actarada Dwayne Johnson iyo Jason Statham ayaa dhigay rikoor cusub.

 HALKAN KA DAAWO BOORSAMIIDADA FILIMKA



More News...

M/WEYNE FARMAAJO: " - Imaamka Al-Azhar waxaan isla qaadannay sidii la iskaga kaashan lahaa iftiiminta fikirka khaldan ee xagjirnimada"

21/08/2017 18:08:00:-Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maalinkii labaad booqasho ku jooga dalka Masar ayaa maanta tagay Xarunta Al-Azhar Al-Shariif ee magaalada Qaahira, halkaas oo sii diirran uu ugu soo dhaweeyey Imaamka Mu’assasada Al-Azhar Dr. Axmed Al-Dayib.

Madaxweynaha Jubbaland oo daah furaysharciga dhismaha dowladaha hoose

21/08/2017 17:35:00:-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta si rasmi ah u daah furay Sharciga Dhismaha Dowladaha Hoose iyo geedi socodka dhismaha golayaasha Degmooyinka.

RUUSHKA: Muuqaalka ninkii mindida ku weeraray shacabka oo ay boolisku tooganayaan

21/08/2017 15:38:00:-Muuqaal muujinaya ninkii mindida ku dhaawacay siddeedda ruux magaalada Surgut ee gobolkaasi Siberia ee dalka Ruushka ayaa lasoo bandhigay. Niinkan iyo booliska oo is ceyrsanaya ayaa muuqaalka lagu arkayaa, dabadeedna dhabarla laga tooganayo.

Ciidamo ka socda dalka Burundi oo kasoo degay garoonka diyaaraddaha Muqdisho

21/08/2017 14:42:00:-Ciidamo hor leh oo ka socda dalka Burundi ayaa kasoo degay garoonka diyaaraddaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho axadii shalay. ciidamadaan cusub ayaa u bilaabatay hal sano oo ay ku gudanayaan waajibaadkooda nabad-ilaalineed ee Soomaaliya iyaga oo qayb ka ah ciidamada AMISOM.

Shirkad hoteelada iyo maqaayadaha ka uruurisa bisadaha oo Muqdisho ka howl bilowday

21/08/2017 14:51:00:-Shirkad aan horay looga arag magaalada Muqdisho oo aruurisa bisadaha ama mukulaaha isla markaana dadka lacago ugu qaatado, si looga dhaqaajiyo.

-©2006-2017 Calanka.com waa qeyb ka mid ah CALANKA MEDIA
Kor ku laabo ::: Login :::: Nagu xayeysiiso ganacsigaaga :::: Nala soo xiriir :::: Annaga / About
Waa mamnuuc in la isticmaalo ama la qaato macluumaadka ku jira boggan, amar la`aan.