Home Wararka Somaliya Galmudug Aadan Madoobe oo magacaabay guddi kasoo talo bixiya heshiiskii doorashada ee Madasha...

Aadan Madoobe oo magacaabay guddi kasoo talo bixiya heshiiskii doorashada ee Madasha Wadatashiga Qaran

0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Fedeeraalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur madoobe ayaa magacaabay ‘guddi gaar ah oo kasoo talabixinaya heshiiskii Golaha Wadatashiga Qaran oo ay Xukuumadu usoo gudbisay Golaha Shacabka.’

Sheekh Aadan Madoobe ayaa bayaan uu soo saaray ku magacaabay guddiga xildhibaanno ah oo ka kooban shan xubnood oo kala ah Cabdisamad Maxamuud Xasan Faarax, Maxamed Faarax Nuux, Maxamed Cabdiqadir Xaaji jeego Mukhtar Maxamed Guled, iyo Cabdullahi Cabdi Maxamed geelqaad

 

Previous articleMagacaabista taliyaha ciidanka daraawiishta Gedo
Next articleXubin ka tursan sirdoonka Kenya oo Muqdisho Soo Gaaray

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here