Monday, May 20, 2024
Ad

Maamulka Puntland oo soo bandhigtay Saraakiil ajnabi ah oo ka tirsan Daacish

0
Ciidamada PSF ee Puntland ayaa markii ugu horeysay soo bandhigay muuqaalka dagaalyahano Itoobiyaan ah oo ka tirsan Daacish Muuqalkan lasoo bandhigay ayey qeyb kamid ah...

Deni Oo Qaaday Talaabo Xal U Noqoneyso Khilaafka Madaxtooyada Iyo Baarlamaanka.

0
Macluumaad dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa kulan ay Albaabada u xirnaayeen oo xalay madaxtooyada Garoowe ku dhexmaray madaxweynaha maamulka Puntland Siciid C/llaahi Deni...

Madaxweyne Deni oo bilaabay olole siyaasadeed cusub

0
Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay kulan muhiim ah xarunta Madaxtooyada ee Garoowe kula qaatay Guddiga Kumeel gaarka ah ee doorashooyinka iyo wakiilada ururada...

Baarlamaanka Puntland oo Gashaanka U Daruuray Codsi uga Yimid Deni

0
Baarlamaanka Puntland ayaa diiday Warqad uga timi M/weyne Deni oo uu kudalbanayay in la ogolaado iibinta xarunta Dawladda Hoos ee Garoowe, oo cabirka dhulka...

Saraakiil ka tirsan Al-Shabaab oo Howlgal lagu Soo Qabtay

0
Wararka ka imaanaya gobolka Bari ayaa sheegaya in ciidamada ammaanka Puntland ay howlgallo ka sameeyeen gudaha magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga maamulkaasi, kaasi oo...

Madaxii hay’adda socdaalka iyo jinsiyadaha ee dowladda federalka Soomaaliya u fadhiyay magaalada Gaalkacyo oo...

0
Wararka naga soo gaaraya Waqooyiga gobolka Mudug oo ay ka arrimiso maamulka Puntland ayaa sheegaya in Madaxii hay’adda socdaalka iyo jinsiyadaha ee dowladda federalka...

Puntland Oo Baaris Ku Wado Dad Loo Heysto Dilka Nabadoon lagu Dilay Galkacyo.

0
Saraakiisha laamaha amaanka waqooyiga gobolka Mudug ee Puntland ayaa baaritaano ku wado dad ku eedeysan dilka nabaddoon Cabdiqani Xasan Xuseen (Walloore) kuwaas oo dhowaan...

Faahfaahin: Idiris Cali oo Lagu Dilay Magaalada Gaalkacyo

0
Idiris Cali ayaa caawa lagu dilay Waqooyiga Magalada Gaalkacyo, gaar ahaan aagga xera Daraawiish. Marxuumka ayaa la sheegay inay haleeshay rasaas ay ku fureen...

Puntland oo tallaabo adag qaaday kadib xubnaha Al-Shabaab ee ka baxsaday Xabsiga Gaalkacyo

0
Ku-simaha Gudoomiyaha ahna Gudoomiye ku-xigeenka 1-aad ee gobolka Mudug Xasan Cabdullaahi Warsame ayaa guddi baaris u magacaabay dhacdadii dhawaan ka dhacday Saldhiga Cirka oo...

Axmed Karaash oo Markale Deni Kusoo Dhaweeyey Puntland Xili khilaaf Xoogan Ka dhaxeeyo(Sawiro)

0
Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo, oo safar ugu maqnaa dalka dibediisa ayaa maanta  dib ugusoo laabtay garoowe. Deni waxaa ku...