Monday, May 20, 2024
Ad

Deg Deg: Taliyihii Saldhiga Degmada Qardho oo La Dilay

0
Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dil saaka loo geystay AUN taliyihii saldhigga Booliska magaalada Qardho, Cumar Hiiraad Kaatuun. Marxuumka ayaa waxaa lagu soo...

Ciidamada PSF iyo Kuwa Puntland oo Markale Dagaal Dhexmaray

0
Faah-faahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa is-rasaaseynta shalay galab ka dhacdey meel ku dhaw xarunta PSF ay ku leedahay magaalada Boosaaso, oo dhex -martay...

Axmed Karaash oo Deni soo Dhawayn lama Filayn u asameeyey(Sawirro)

0
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo Wafdi uu hoggaaminayo, ayaa siweyn loogu soo dhoweeyay maanta magaalada Garoowe, isagoo kasoo laabtay safar...

Madaxweyne Deni iyo Axmed Karaash oo ka Heshiiyay Khilaafka ka dhex jiray

0
Waxaa warar soo baxaya ay sheegayaan in Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni iyo kuxigeenkiisa Axmed Cilmi Cismaan Karaash ay ka heshiiyeen khilaafkii u dhaxeeyay...

Wararkii ugu danbeeyay Xiisad dagaal oo ka taagan Magaalada Buuhoodle

0
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Buuhoodle ee Gobolka Togdheer ayaa waxaa ay sheegayaan in xalay ilaa saakay ay Magaaladaas ka taagan tahay xiisad dagaal...

Puntland oo ku dhawaaqday tirada Ardayda u fadhiistay Imtixaanka Shahaadiga

0
18,550 Arday ayaa maanta u fariistay imtixaanka shahaadiga ah ee degaanada Puntland, kaas oo uu daah-furay Madaxweyne kuxigeenka Puntland Axmed Cusmaan Karaash. Wasaaradda Waxbarashada Puntland...