Monday, May 20, 2024
Ad

Magacyada Maxabiisti ka Fakaday Xabsiga Gaalkacyo oo la Shaaciyay lacagana La Dul dhigay

0
Booliska Puntland ee Gaalkacyo ayaa shaaciyey in mid ka mid ahaa raggaasi ay toogasho ku dileen, saddex ka mid ahna ay gacanta ku dhigeen,...

Rag Tirsana Alshabaab oo Dhawan Lagu Xukamay Dil Toogashaa oo ka Baxsaday Xabsi ku...

0
Sida ay xaqiijinayaan warar laga helayo magaalada Gaalkacyo dhinaca waqooyi ee Puntland, ayaa sheegaya in saldhig gaar ah oo aad loo ilaaliyo kuna yaala...

Madaxweyne Xasan Shiikh iyo Raysulwasaare Xamsa oo kulan Xasaasi ah ka Yeeshay Dagaalki bosaaso

0
Faah-faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa kulan u dhexeeyey madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo ra’iisul wasaare Xamza Cabdi Barre, kaas oo...

Bosaaso oo Qarka u Saaran in markale Dagaal Martigaliso iyo Xiisada oo Cirka iskusii...

0
Ciidan kamid ah kuwa tababarka ku qaadanayay Xerada Xorgoble ee Qardho ayaa isku dayay in ay kabaxaan xerada, ciidamo kale oo kamid ah Ilaalada...

Xildhibaanada Federaalka ee laga Soo Doorto Puntland oo Codsi ugudbiyay P.M Xamse Kadib Dagaalki...

0
Qaar kamida xildhibaanada laga soo doortay Puntland ayaa xalay kulan gaar ah Muqdisho kula yeeshay Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo ay kala hadleen...

Maamulka puntland oo war kasoo saartay Dagaalkii Boosaaso Sababtana Shaaciyay

0
Wasiirka Wasaaradda Amniga iyo Arrimaha Gudaha ee Puntland, Cabdisamad Maxamed Gallan iyo Maxamed Cabdiraxmaan Dhamancad ayaa ka hadlay iska hor-imaadkii ciidamo ka wada tirsan...

Diyaaradii Siday Kusimaha Madaxwaynaha Soomaaliya oo Dib loogu soo celiyay Muqdisho kadib Markii ay...

0
Kusimaha Madaxweynaha Soomaaliya Sacdiya Salaad oo loo diiday in ay ka dagto Boosaaso, ayaa diyaaradii dib loogu ceshay, ka dib markii duuliyihii diyaaraddu codsaday...

Deg Deg: Diyaaradii Sababtay Dagaal Khasaaro Badan Dhaliyay oo Ugu Danbayn Ka Dagtay Garoonka...

0
Warar madax banaan ayaa xaqiijinaya in Kusimaha Madaxweynaha Soomaaliya Sacdiya Salaad diyaaradii ay saarnayd ay ka dagtay magaalada Boosaaso. ka dib markii ay saacad kahor...

Dagaal Qaraar oo Ka socda Boosaaso iyo Faahfaahin Kasoo Baxaysa Dagaalkaas

0
Wararka naga soo gaaraya gobolka Bari ayaa sheegaya in Is Rasaasayn ay ka socota Garoonka diyaaradaha ee Magalada Boosaaso, Halkaasoo ay dagaalamayaan Ciidanka PMPF...

Baarlamaanka Maamulka Puntland oo markale Gaashaanka u Daruuray Tallaabadii Saciid Deni

0
Xildhibaana baarlamaanka Puntland oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal ayaa markale diiday xubnaha maxkamadda sare ee 4-tii July markii...