Thursday, May 9, 2024
Ad

Cabdiraxmaan Shirwac Aw-Saciid (Laahoor) oo puntland asagoo Maqan Dil Toogasha Ku Xukuntay oo soo...

0
Cabdiraxmaan Shirwac Aw-Saciid oo ku magac dheer (Laahoor) oo shalay ay maxkamadda ciidamada Puntland ku xukuntay dil toogasho ah, isagoo maqan, ayaa ka hadlay...

Puntland oo Xukun adag Ku Riday Rag Ka Tirsana Alshabaab

0
Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ee Puntland ayaa maanta soo gabagabeysay dhageysiga dawacwadda shabakad ka tirsan Al-Shabaab oo lagu qabtay magaalada Boosaaso...

Deni oo Sheegay in Madaxweyne Xasan Shiikh Balankii uu uga Baxay

0
Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa sheegay in madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud aanu kala tashan magacaabista ra’iisul wasaaraha cusub ee dalka Xamse Cabdi...

Deni oo Furay Kalfadhigii 50aad ee Baarlamaanka Puntland Xili uu ku Fashilmay Damiciisi Raysulwasaranimo

0
dowlad goboleedka Puntland, Mudane Saciid Cabdullahi Deni ayaa maanta daah-furay kalfadhiga 50-aad ee baarlamaanka maamulkaasi, isaga oo khudbad dheer u jeediyey xildhibaanada golaha wakiilada...

Deg Deg: Taliyihii Saldhiga Degmada Qardho oo La Dilay

0
Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dil saaka loo geystay AUN taliyihii saldhigga Booliska magaalada Qardho, Cumar Hiiraad Kaatuun. Marxuumka ayaa waxaa lagu soo...

Ciidamada PSF iyo Kuwa Puntland oo Markale Dagaal Dhexmaray

0
Faah-faahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa is-rasaaseynta shalay galab ka dhacdey meel ku dhaw xarunta PSF ay ku leedahay magaalada Boosaaso, oo dhex -martay...

Axmed Karaash oo Deni soo Dhawayn lama Filayn u asameeyey(Sawirro)

0
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo Wafdi uu hoggaaminayo, ayaa siweyn loogu soo dhoweeyay maanta magaalada Garoowe, isagoo kasoo laabtay safar...

Madaxweyne Deni iyo Axmed Karaash oo ka Heshiiyay Khilaafka ka dhex jiray

0
Waxaa warar soo baxaya ay sheegayaan in Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni iyo kuxigeenkiisa Axmed Cilmi Cismaan Karaash ay ka heshiiyeen khilaafkii u dhaxeeyay...

Wararkii ugu danbeeyay Xiisad dagaal oo ka taagan Magaalada Buuhoodle

0
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Buuhoodle ee Gobolka Togdheer ayaa waxaa ay sheegayaan in xalay ilaa saakay ay Magaaladaas ka taagan tahay xiisad dagaal...

Puntland oo ku dhawaaqday tirada Ardayda u fadhiistay Imtixaanka Shahaadiga

0
18,550 Arday ayaa maanta u fariistay imtixaanka shahaadiga ah ee degaanada Puntland, kaas oo uu daah-furay Madaxweyne kuxigeenka Puntland Axmed Cusmaan Karaash. Wasaaradda Waxbarashada Puntland...