Home Wararka Caalamka Ciidamada Amaanka oo Gacanta ku Dhigay Gacan ku Dhiigle Baxsad Ahaa

Ciidamada Amaanka oo Gacanta ku Dhigay Gacan ku Dhiigle Baxsad Ahaa

0

Ciidanka booliska gobolka banadir gaar ahaa kuwa ka howlgala degmada  dharkeenley ayaa gacanta ku dhigay nin lagu eedeeyay in uu fal dil ah geestay,

ninkan ciidanka booliska qabteen ayaa ku jiray baxsad ayaa lagu eedeeyay in uu dilay wiil dhalinyarao ah waxa uuna ninkan dilka u geestay nin ka tirsan ciidanka xooga dalka.

taliska qeybta guud ee booliska gobolka banadir gaar ahaa saldhiga boliska  dharkenley ayaa gacanta ku soo dhigay eedeysane falka dilka geystay u geystay wiilka yar.

gacan ku dhiiglaha ayaa ka tirsanaa ciidanka xooga dalka, waxaana la hor geyn donaa Caddaalada. ayaa lagu yiri war ka soo baxay booliska.

Previous articleDoon Siday Qaad Soomaaliya loo Waday oo ku Quustay Kenya
Next articleCiidamadii Deni kula Dagaalamay Garowe oo War Soo Saaray.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here