Home Wararka Somaliya Galmudug Doon Siday Qaad Soomaaliya loo Waday oo ku Quustay Kenya

Doon Siday Qaad Soomaaliya loo Waday oo ku Quustay Kenya

0

Sida ay qortay warbaahinta Occupant ee Kenya, wararka ayaa sheegaya in labo ruux laga soo badbaadiyay doonida degtay subaxnimadii Jimcaha.Saddexda qof ee shilku ku dhacay, ayaa waxay diyaarad kasoo qaadday deegaanka Mokowe Wharf oo ku yaalla galbeedka Lamu, waxayna ku sii jeedeen magaalada dhacda xuduudka Kenya iyo Soomaaliya oo layiraahdo Kiunga Somali.

Iyadoo ay socdaan dadaallada baadigoobka iyo samata bixinta, mas’uuliyiinta Lamu ayaa waxay ku boorinayaan dadka kale inay feejignaadaan inta ay badda marayaan, ayna u hoggaansamaan dhammaan digniinaha iyo talooyinka, si loo sugo ammaankooda.

 

Previous articleAmaanka Xarunta Gobalka Banaadir oo aad loo adkeeyey Xilli Al-shabaab Muqdisho weerar ka bilaabeen
Next articleCiidamada Amaanka oo Gacanta ku Dhigay Gacan ku Dhiigle Baxsad Ahaa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here