Home Wararka Caalamka Amaanka Xarunta Gobalka Banaadir oo aad loo adkeeyey Xilli Al-shabaab Muqdisho weerar...

Amaanka Xarunta Gobalka Banaadir oo aad loo adkeeyey Xilli Al-shabaab Muqdisho weerar ka bilaabeen

0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale iyo Taliyaha ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ayaa guddoomiyay kulan looga hadlayay dardar Galinta Amniga Xarunta Dowladda Hoose ee Xamar.

Kulankan oo uu goob joog ka ahaa taliyaha cusub ee Ciidanka Birimadka Boliiska Soomaaliyeed ayaa Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Madaale iyo Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliya waxa ay fareen saraakiisha ciidanka ilaalada xarunta dowladda hoose in ay Muujiyaan Foojignaan dheeri ah.

Waxa ciidankas lagu amaanay sida Dhiirananta leh oo ay uga hortageen Weerarkii 22-January ee Sanadkan lagu soo Qaadday Xarunta Gobolka Banaadir.

Previous articleFal Argagax leh oo ka Dhacay Dhadhaab Nin Gowracay Will uu Abti u Ahaa.
Next articleDoon Siday Qaad Soomaaliya loo Waday oo ku Quustay Kenya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here