Home Wararka Somaliya Galmudug Ciidmada Dowlada iyo kuwa Galmudug oo Dhul Hor leh Kasaaray Alshabaab

Ciidmada Dowlada iyo kuwa Galmudug oo Dhul Hor leh Kasaaray Alshabaab

0

Ciidanka xooga dalka oo garabsanaya Xogaga Macawisleyda ee dadka degaanka ayaa sakay lawareegay degaanka labidule oo oo kamida degaanada hoostaga Magaalada Dhusamreeb ee Caasimada Galmudug.

Ciidamadaan oo ka baxay degaanka Sinadhaqo ayaa dagaal kooban kula galay degaankaa Kooxda Alshabaab oo markii danbe laga faramaroojiyay gacan ku heynta degaanka majiro wax qasaara ah oo ka dhashay dagalkaan oo soo gaaray Ciidamada Xooga dalka iyo kuwa dadka degaanka.

Dhinaca kale Ciidamada xooga dalka
ayaa qarxiyay Miinooyin Alshabaab ku aaseyn dhulka miyiga ah ee u dhaxeeya Dhuusmareb iyo Ceelbuur.

ciidamadaan oo ay horkacayaan Madaxweynaha Galmudug iyo Wasiirka Gaashaandhiga ayaa asbuucaan howlgalo sifayn ah ka wada miyiga isku xira Dhuusmareeb iyo Ceelbuur.

Previous articleSomaliland oo cafisay dhallinyarada Buurta Gacan Libaax Kula Dagaalantay una Diratay inay Galaan Dagaalka Laasacanood lagu Qabanaayo
Next articleDawladda Soomaaliya oo beddeshay xeeladdii dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab(Xog)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here