Home Wararka Maanta Dadka Deegaanka oo Kaashanaaya Ciidamada Galmudug oo Alshabaab Weerar Culus Ku Qaaday

Dadka Deegaanka oo Kaashanaaya Ciidamada Galmudug oo Alshabaab Weerar Culus Ku Qaaday

0

Ku dhawaad 8 Qof oo dhinacyadii dagaalamay ah ayaa ku dhintay weerar aay ciidanka Macawisleeyda ku qaadeen meel u dhaw deegaanka qabno oo aay Al shabaan ku sugnaayeen,

Dagaal ayaa Saacada Badan socda waxaana halkaas gaaray Cidanka DF oo Gurmad siiyay macawisleeydii Dagaalka qaaday.

Isgaarsiinta degaanada beergadiid ayaa hawada ka maqan waxaana adag in la helo xog rasmi ah oo ku aadan dagaalkan..

Previous articleOdowaa oo go’aan Deg deg ah ka qaatay guddigii uu kusoo daray Aadan Madoobe
Next articleMaraykanka oo Gacanta kusoo dhigay nin kii Dilay afar Nin oo Muslim ah Asbuucii lasoo Dhaafay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here