Home Wararka Maanta Qabuuraha Iskuul Bolisiyo oo Dadkii ku aasnaa Laga Saaraayo

Qabuuraha Iskuul Bolisiyo oo Dadkii ku aasnaa Laga Saaraayo

0

Sida ay xaqiijinayaan ilo wareedyo wargal ah dawladda Faderaalka Soomaaliya, ayaa amartay in Qabuuraha Iskoolka Buluusiya, laga saaro Lafaha marxuumiinta (Meydadka) kal hore lagu aasay, goobta iyadoo dhismayaal casri ah laga sameyn doono, maanta qoysaska qaarkood ayaa la baxay lafaha ehelkooda horey halkan loogu aasay.

Sidaas oo kale goobtii lagu toogan-jiray dadka ay maxkamaduhu ku xukumaan dilka toogashada ah ayaa laga iibiyiyey ganacsato, kuwaas oo dhawaan dhisi doona sida ay xaqiijiyeen ilo wareedyo sugan.

18kii bilood ee lasoo dhaafay dhul boobka ayaa sare u kacay Muqdisho, inta ugu badan Madaxtooyada ayaa lagu eedeeyey in ay qeyb ka ahayd.

Previous articleBooliisla Khaatumo oo gacanta ku dhigay Cabdi Oog Maxamed oo xalay dil ka geestay magaalada Laascaanood
Next articleCiidamada Dowlada oo Qaaday Weerar alshabaab lagu laayay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here