Home Wararka Maanta Sweden: Nin 50 Sano jir ah oo Kufsaday Labo Gabdhood oo 11...

Sweden: Nin 50 Sano jir ah oo Kufsaday Labo Gabdhood oo 11 Sano jir ah

0

Nin 50 sano jir ah ayaa lagu helay dambi ah inuu kufsaday labo gabdhood oo 11 sano jir ah Sida lagu qoray Boga UNT.

Labada gabdhood mid kamid ah ayaa la faraxumeeyay ku dhawaad shan jeer halka mida kale la kufsaday hal jeer sida ay sheegtay xeer ilaaliyaha.

Nin ayaa dhanka kale waxaa lagu soo eedeeyay sawiro uu ka qaaday caruurta kuwaasi oo uu kula xiriiray khadka taleefanka.

Dacwad oogaha ayaa u sheegtay UNT in ninkan uu u dhaqmay si taxadar la’an ah.

dhanka kale ninka dambiga geestay ayaa geestiisa waxa uu dafiray in uu falkaasi geestay.

Xigasho/UNT

Previous articleMaxaaa Kajira in la Jaraayo Internetka Soomaaliya?
Next articleCaalamka: Maraakiibta isticmaaleysa Badda Yaman oo Sharuud lagu Xiray

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here