Home Wararka Somaliya Galmudug WAR DEG DEG AH: Ciidamada Amniga Galmudug oo Gacanta Gaari Qaraxyo ku...

WAR DEG DEG AH: Ciidamada Amniga Galmudug oo Gacanta Gaari Qaraxyo ku Rarnaa

0

Booliska Galmudug ayaa Gacanta ku dhigey gaari qarax Raran yahay xilli saaka uu yaalay Agagaarka Hospitalka Degmada Cadaado

Baaris ayaa ku socota Gaariga iyo Darawlka wadday Waxaana lageeyey Saldhiga Booliska

Sida ay noo  xaqiijiyeen qaar kamida Saraakiisha Ciidanka Booliska Magaalada Cadaado.

Alshabaab ayaa Dhawaan Qaraxyo Badan ka geestay Magaalada Baladweyne.

 

Previous articleLabadii Sarkaal oo Cali Jeyte Dacweeyey oo Muqdisho looga Yeeray
Next articleJawaari oo Dalka Dibadiisa loola cararay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here