Home Wararka Maanta Jawaari oo Dalka Dibadiisa loola cararay

Jawaari oo Dalka Dibadiisa loola cararay

0
Gudoomiyihii hore Golaha shacabka Barlamaanka Soomaaliyeed Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa loo qaaday Dalka Turkiga.
Prof:Jawaari ayaa maalmahaanba ku Xanuunsanaa Muqdisho waxaana la dhigay Isbitaalka Digfeer halkaas oo lagu Daweynayay.
xalay ayaa Gudoomiye Jawaari laga Qaaday Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde.
Lama sheegin nooca xanuunka ee sababay in Gudoomihii hore ee Golaha shacabka loogu Qaado dalka turkiga
Previous articleWAR DEG DEG AH: Ciidamada Amniga Galmudug oo Gacanta Gaari Qaraxyo ku Rarnaa
Next articleAlshabaab oo Xeelad Layaab leh lasoo Baxay(Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here