Home Wararka Maanta War deg Deg ah: Maxakamada Racfaanka Gobalka Banaadir oo kiiskii Sayid kasoo...

War deg Deg ah: Maxakamada Racfaanka Gobalka Banaadir oo kiiskii Sayid kasoo Saartay Amar layaab leh

0

Maxkamadda Rafcaanka ee G/Banaadir ayaa la filayaa in maanta markii 2-aad ay dhageysatay  kiiska dacwadda ah ee ka dhanka ah eedeysane Sayid-cali Macalin Daa’uud oo ku eedeysan in xaaskiisa uu ku gubay magaalada Muqdisho.

Guddoomiyaha Maxkamadda Rafcaanka gobolka Banaadir ayaa faray Xeer Ilaaliye ku xigeenka dacwadda ku Metalaya Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka in uu keeno Cadeymo Dheeraad ah, sida Guriga uu dabka Kacay, Dadkii gargaarka u fidiyay iyo Dhaqtarkii daweeyay Marxuumad Luul Cabdicasiis.

Maxkamadda ayaa todobaadyo ka hor la horkeenay eedeysanaha kadib markii uu rafcaan kasoo qaatay xukun dil toogasho ah oo ay ku ridday maxkamadda G/Banaadir.

Previous articleWararkii Ugu Danbeeyey Hoobiye kusoo dhacay agagaarka xarunta Madaxtooyada Soomaaliya
Next articleIngiriiska Oo Ka Hadlay Kulan Safiirkooda Uu Madaxweyne Deni Kula Yeeshay Garoowe

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here