Sunday, May 19, 2024
Ad

Maamulka Jalalaqsi oo ka cabanaya taageero la’aan dhinaca dowladda ah’

0
Guddoomiyaha degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan Nuur Dheere oo goob fagaare ah kala hadlaayay qeybaha kala duwan ee bulshada degmada ayaa shaaca ka qaaday...

WAR DEG DEG AH:Warmurtiyeed laga Soo Saaray Shirkii Kasocday Magaalada Muqdisho.

0
Shirkii Madaxweynaha DFS iyo madaxdii hore ayaa kusoo dhamaaday Muqdisho, goor dhaw iyadoo doodaha waa weyn ee dhinacyadu ay soo jeediyeen ay wali kala...

Caasimadda  Dalka Serbia waxaa kulan ku yeeshay Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga iyo Dhiggiisa Rugta Ganacsiga...

0
Magaaladda Belgrade ee Caasimadda Jamhuuriyadda Serbia,waxaa kulan ku yeeshay Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga iyo warshadaha Soomaaliyeed Mudane Maxamuud Cabdikariin Cali Gabayre iyo Dhiggiisa Rugta Ganacsiga...

Maalinkii Labaad kasocda Muqdisho iyo Madax Hor leh oo kusoo Biirtay.

0
Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya ayaa waxaa maalintii labaad ka socdo shir wadatashi ah oo u dhexeeyo madaxda dowladda federaalka iyo kuwii hore ee...

Soomaaliya xagee kaga jirtaa dhanka ah musuq maasuqa.

0
Toddobaadkan waxaa meelo badan oo caalamka ah laga xusay, maalinta la dagaalanka Musuqmaasuqa iyo Hufnaanta. Dalal badan oo Africa ah ayaa meel hoose uga...

Ilhaan Cumar oo diidday inay hor fariisato madaxweynaha Israil Isaac Herzog iyo Sababta u...

0
Gabadha asal ahaan kasoo jeeda Soomaaliya kana tirsan Aqalka Koongareeska dalka Mareykanka, Ilhan Cumar ayaa iska diiday in ay hor-fariisato kana qeyb gasho kulan...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka digniin adag u diray Xildhibaanada an Soo Xadirin..

0
Gudoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe oo Maanta shir guddomiyay kulanka Golaha Shacabka ayaa si adag uga hadlay Xildhibaanada...

Weriyihii BBC-da ee dhowaan la shaaciyay in uu ku kacay fal anshax xumo oo...

0
Xaaska wariyaha BBC-da Huw Edwards ayaa ka hadashay eedeeyn dhowaanahan la isla dhex marayay oo ku saabsan in wariye ka tirsan BBC-da uu ku...

Odinga oo ku dhawaaqay in la joojiyay isu soo baxyadii galabta ee Kamukunji kadib...

0
Hoggaamiyaha mucaaradka Kenya Raila Odinga ayaa joojiyay isu soo bax uu taageerayaashiisa kula hadli lahaa kaasoo la qorsheeyay in uu ka dhaco garoonka Kamukunji...

Wasiir khadiijo Al-Makhsumi mantay hortegtay Golaha aqalka sare,

0
Guddoomiyaha Aqalka sare ee Soomaaliya Mudane Cabdi Haashi Cabdulaahi oo ay wehliyaan ku xigeenadiisa, ayaa manta shir guddoominayay kalfadhiga Saddexaad kulankiisa 2-aad ee Golaha...