Monday, May 20, 2024
Ad

Madaxdii hore iyo siyaasiyiinta oo goordhow si rasmi ah uga furmay Magaalada Muqdisho.

0
Shirka Wada-tashiga Madaxdii hore iyo siyaasiyiinta ayaa goordhow si rasmi ah uga furmay hoteelka Decale ee magaalada Muqdisho. Shirkan oo uu shir-guddoominayo madaxweyne Xasan Sheekh...

SSC oo Dowlada Soomaliya Ku eedayday inaybKa Qayb Qaadanayso Dagaalka Kasocdo laascaanood.

0
Garaad Jaamac Garaad Cali, oo ah Isimka guud ee Gobalada SSC, ayaa markii ugu horeysay si cad u qiray doorka Madaxweyne Xassan iyo dawladda...

Mucaaradka Maantay la shiraaya Xasan Shiikh oo Xalay Shiray Maxay Kawada Hadleen?

0
Siyaasiyiinta mucaaradka cusub ayaa xalay kulan wada-tashi ah ku yeeshay magaalada Muqdisho kahor kulanka maanta ka furmaya caasimadda ee u dhaxeeya ayaga iyo madaxweyne...

Hayada duulista rayidka Soomaaliyeed oo warbixin kasoo saartay diyaaradii shilka ku gashay Muqdisho.

0
Hay'adda duulista rayidka Soomaaliyeed ayaa sheegtay sababta ka dambeysay shil diyaaradeed oo Muqdisho ka dhacay, oo geystay dhaawaca labo qof oo kamid ahaa rakaabka...

Shirkii Isimada Puntland oo Fashilmay iyo Cumar Cabdirashid oo Ka Hadlay.

0
Ra’iisulwasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Sharmaake oo ka hadlayay qoraalka ay kasoo saareen xaalka siyaasadda Puntland ayaa sheegay. qoralkas ayaa sadax qadob ka...

Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka cudur daartay shir uu ku casuumay madaxweyne Xasan Sheekh...

0
Shirkaan oo lagu waday inuu maalinta berri ah ka furmo Villa Somalia ayaa waxaa soo baxaya warar sheegaya in uu dib u dhac ku...

xildhibaanada Golaha Shacabka oo dhaq-dhaqaaqyo xoogan ka wadaan magaalooyinka Muqdisho iyo Nairobi,

0
Wararka ayaa sheegaya in xildhibaanada Golaha Shacabka ay haatan dhaq-dhaqaaqyo xoogan ka wadaan magaalooyinka Muqdisho iyo Nairobi, kadib markii ay shirar ka bilaabeen halkaasi...

Khayre oo kasoo dagay Muqdisho, kadib dalabkii Villa Somalia.

0
Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta dib ugu soo laabtay dalka, waxaana si weyn loogu soo dhaweeyay gudaha garoonka...

Ra’iisul wasaarayaashii’ Cabdiwali Gaas iyo Cumar Cabdirashiid oo Ka Horyimid Qorshihi Deni Watay.

0
Ra’iisul wasaarayaashii hore ee Soomaaliya Cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo Cumar Cabdirashiid, oo dhawaan Garoowe tagey ayaa sheegay in aysan halkaa u tagin xalinta...

Diyaarad Siday Madax Iyo shacab oo ku Burburtay Garoonka .

0
Diyaaradda Hala Airlines ayaa goordhow ku dhacday garoonka diyaaradaha Aadan Cadde, diyaaradan ayaa waday rakaab ay ka soo qaaday Garowe, waxaana shilkaas ku dhaawacmay...