Home Ciyaaraha Maanta Shirkii Isimada Puntland oo Fashilmay iyo Cumar Cabdirashid oo Ka Hadlay.

Shirkii Isimada Puntland oo Fashilmay iyo Cumar Cabdirashid oo Ka Hadlay.

0

Ra’iisulwasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Sharmaake oo ka hadlayay qoraalka ay kasoo saareen xaalka siyaasadda Puntland ayaa sheegay. qoralkas ayaa sadax qadob ka mid ah

1-In shirkii Isimadda Puntland uu fashilmay oo burburay, taasna ay dhankooda ku qasabtay in ay qodobadan xalka ah soo saaran.

2- In doorashada xildhibaanada Golaha Wakiilada Puntland, lagu galo doorasho nidaamka Xisbiyada, gaar ahaana 49 mudane baarlamaan ee gobalada Mudug,Nugaal, Barri iyo Sanaag.

3- In 17-ka xildhibaan ee SSC ay taladooda yeeshaan Isimada dhaqanka ee Beesha Dhulbahante, maadaama ay marxalad dagaal kujiraan bulshada deegaanadaas.

Previous articleMaxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka cudur daartay shir uu ku casuumay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud,
Next articleHayada duulista rayidka Soomaaliyeed oo warbixin kasoo saartay diyaaradii shilka ku gashay Muqdisho.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here