Home Ciyaaraha Maanta Diyaarad Siday Madax Iyo shacab oo ku Burburtay Garoonka .

Diyaarad Siday Madax Iyo shacab oo ku Burburtay Garoonka .

0

Diyaaradda Hala Airlines ayaa goordhow ku dhacday garoonka diyaaradaha Aadan Cadde, diyaaradan ayaa waday rakaab ay ka soo qaaday Garowe, waxaana shilkaas ku dhaawacmay gabar yar.
Diyaaradda ayaa xawaaraheeda dhaaftay markii ay cagadhigatay Runwayga garoonka diyaaraddaha.
Wararka qaar ayaa sheegaya in diyaaradan shilka ku gashay garoonka aysan la socon Ra’iisul Wasaarayaashi hore ee Soomaaliya oo ka soo ambabaxay Garowe, iyagoo ka mid ah Siyaasiyiinta uu Madaxweyne Xasan Sheekh ku martiqaaday shir wadatashi oo looga hadlayo heshiiskii Golaha Wadatashiga Qaran.

Previous articleMusuliyiintii Baxsadka ahaa oo mudo 30 cisho loga yeeray maxkamada gobolka banaadir,,
Next articleRa’iisul wasaarayaashii’ Cabdiwali Gaas iyo Cumar Cabdirashiid oo Ka Horyimid Qorshihi Deni Watay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here