Wednesday, May 8, 2024
Ad

Xubin ka tursan sirdoonka Kenya oo Muqdisho Soo Gaaray

0
Taliyaha hayada Sirdoonka Kenya Nuuradiin Xaaji ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho, halkaasi oo garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde uu kusoo dhoweeyey agaasimaha...

Aadan Madoobe oo magacaabay guddi kasoo talo bixiya heshiiskii doorashada ee Madasha Wadatashiga Qaran

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Fedeeraalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur madoobe ayaa magacaabay 'guddi gaar ah oo kasoo talabixinaya heshiiskii Golaha Wadatashiga Qaran...

Magacaabista taliyaha ciidanka daraawiishta Gedo

0
Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa lagu soo magacaabay Taliyaha cusub. Wareegtada ayaa lagu sheegay in Madaxweynuhu uu...

Agaasimihii guud ee hay’adda Socdaalka iyo jinsiyadaha Cabduqaadir Cabdul oo dalka ka cararay

0
Agaasimihii guud ee hay’adda Socdaalka iyo jinsiyadaha Cabduqaadir Cabdul oo dalka ka cararay 20 June 2023 kadib markuu helay  inuu ku jiro liis la...

Xeer ilaaliyaha Qaranka Soomaaliya oo gudbiyey dacwad ka dhan ah 18 sarkaal

0
MUQDISHO —  Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka Suleymaan Maxamuud ayaa maxkamadda gobolka Banaadir u gudbiyey dacwad ka dhan ah 18 sarkaal oo loo haysto eedo...

XILIBAANKA SOMALILAND AQOONSIGA UGU OLALEEYO OO KA HADLAY,,

0
Sir Gavin Williamson oo ah xildhibaan ka tirsan baarlamaanka dalka Ingiriiska ayaa laba maalin ka hor baarlamaanka dalkiisa hor geeyey sharci uu dalkiisa ku...

DIYAARADAH KENYA OO DUQEYMO CULUS U GEYSTAY DEGAANADA CEEL cade

0
Duqeyntan ayaa waxaa lagu soo warramayaa inay fuliyeen diyaarado dagaal oo laga leeyahay dalka Kenya, waxaana ka dhashay dhimasho iyo dhaawac. Ugu yaraan illaa 2...

Ciidamada Israa’iil oo isaga baxay Daanta Galbeed

0
JENIN—Ciidamada Israel ayaa manty oo Arbaco ah ku dhawaaqay in Isaga baxeen hawlgal laba maalmood socday oo ay ka wadeen deegaanka Jenin ee dhulka...

Barlamaanka Midowga Yurub oo Haa ugu Codeeyay Heshiiska Cusub ee Magangalyodoonka

0
Barlamaanka Midowga Yurub ayaa haa ugu codeeyay Siyaasada Cusub ee Dadka Magangalyodoonka. Sharciga Cusub ee Wadamada Midowga Yurub oo ka kooban dhoor Qodob ayaa waxaa...