Sunday, May 19, 2024
Ad

Isbaheysi cusub oo looga dhawaaqay magaalada Nairobi.

0
Siyaasiyiin kasoo jeeda Jubbaland oo magalaada Nayrobi shir ku yeeshay ayaa waxay ku dhawaaqeen Midowga musharraxiinta madaxweynaha ee maamulka Jubbaland. Midowga musharraxiinta Jubbaland ayaa bayaan...

Al-shabaab oo laga xoreeyay degmada Xagar ee gobolka Jubada Hoose

0
Mas’uuliyiinta maamul goboleedka Jubland ayaa sheegay in ciidamada dawladda federaalka oo kaashanaya kuwa maamulka ay maanta qabsadeen degmada Xagar ee gobolka Jubbada Hoose. Qabashada ayaa...

NIN SOMALI AH AYAA NIN KALOO SOMALI AH DIL UGU GEYSTAY DALKA JARMALKA.

0
Magaalada Dresden ee dalka Jarmalka waxaa maanta oo Sabti ah gelinkii hore lagu dilay nin ka mid ah Soomaalida dalkaas ku dhaqan. Maxamed Cabdi Faarax...

BREAKING NEWS: Wasiirkii Maalyada oo laga Qaaday Xilkii Wasaradaas

0
Raysulwasaare Xamse Cabdi Bare ayaa Goordhow isku Shaandheeyey Golihiisa Wasiirada;Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa caawa sameeyay Magacaabis...

Cali Jayte oo diray hanjabaad culus: Waxaan wacad ku marayaa inta

0
Guddoomiyihii hore ee gobolka Hiiraan, Cali Jayte Cismaan oo maanta jiida hore ee dagaalka kula hadlay warbaahinta ayaa hanjabaad culus u diray kooxda Al-Shabaab...

Agaasime Cusub oo loo Magacaabay Hay’ada Socdaalka iyo jinsiyada Soomaaliya iyo Beeshiisa oo la...

0
Wasiirka Amniga Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cali Doodishe ayaa maanta agaasime ku-meel gaar ah u magacaabay hay’adda fadeexadda musuq-maasuq uu hareeyey ee Socdaalka iyo Jinsiyadaha. Agaasimaha...

“Baarlamanka maanta cashar ayuu u dhigay xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, waxaa yiri

0
Xildhibaan Cumar Cali Cabdi, oo ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya oo qoraal soo saaray ayaa xog rasmi ah ka bixiyay, waxa ay salka ku...

Xubin ka tursan sirdoonka Kenya oo Muqdisho Soo Gaaray

0
Taliyaha hayada Sirdoonka Kenya Nuuradiin Xaaji ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho, halkaasi oo garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde uu kusoo dhoweeyey agaasimaha...

Aadan Madoobe oo magacaabay guddi kasoo talo bixiya heshiiskii doorashada ee Madasha Wadatashiga Qaran

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Fedeeraalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur madoobe ayaa magacaabay 'guddi gaar ah oo kasoo talabixinaya heshiiskii Golaha Wadatashiga Qaran...

Magacaabista taliyaha ciidanka daraawiishta Gedo

0
Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa lagu soo magacaabay Taliyaha cusub. Wareegtada ayaa lagu sheegay in Madaxweynuhu uu...