Saturday, May 4, 2024
Ad

Magaalada Mareykanka ku taalla ee marka aad tagto dareemeyso inaad joogto dal Muslim ah

0
Magaalada Detroit, Dearborn, waa magaalo ay si weyn ugu badan yihiin dadka ajaanibta ee carabta ah kuwaas oo si weyna ugu faafiyey magaaladan dhaqanka...

Ciidamada Amaanka Oo Baadi Goob Xoogan ugu jira Ragii Dilay Aadan Biid

0
Ciidamada ammaanka Soomaaliya ayaa xalay howlgal ka sameeyay magaalada Muqdisho, kaas oo lagu baadi goobayeen kooxiii ka dambeeyay dilka Aadan Cumar Ahmed (Aadan Biit)...




Maxay tahay cabsida iyo walaaca la soo gudboonaaday madaxda Israel?

0
Saraakiisha Israel ayaa si isa soo taraysa uga walaacsan in Maxkamadda Caalamiga ah ee Dambiyada (ICC) ay qorsheynayso inay u jarto warqad lagu soo...

Hub Culus oo Iiraan Lagu sameeyey oo Kusoo Dhacay Gudaha Soomaaliya

0
Magaalada Taleex ee gobolka Sool, waxaa xalay ku soo dhacay hub culus oo lagu farsameeyey dalka Iiraan, kadib markii Xuutuyiinta Yemen ay hubkaas u...

Laftagareen oo Ka Hadlay Dilka Muqdisho loogu gaystay Aadan Biit

0
Sarkaalkaan oo katirsan Ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa goordhow lagu toogtay meel u dhow dugsiga Tababarka Ciidanka Booliska ee Janaraal Kaahiye “Iskuul Buluusiya”, waxaana dilkiisa...




War Deg Deg ah: Gashaanle Dhexe Aadan Biit oo Lagu Toogtay Mid kamid ah Goobaha ugu amniga Badan Muqdisho

0
Warar kala duwan ayaa Kasoo Baxaaya Dil Goordhow Ka Dhacay Muqdisho Gaar ahaan Degmada Waaberi ee Gobalka Banaadir. Waxaa  Muqdisho gaar ahaan School Boliisiyo lagu...

Sidee khudraddan ay Soomaalidu aadka u isticmaasho uga hor tagtaa Kansarka

0
Bocor-guduud-ka waa nooc ka mid ah khudaarta sida joogtada ah loo isticmaalo, Soomaaliduna waxa ay u adeegsadaan inay tayo dheeri ah ugu yeelaan cuntooyin...

Muqdisho: Nin Xaaskiisii Hore Tooray ku Dilay Kadibna Is Dhaawacay

0
Taliska Ciidanka booliska Soomaaliya ayaa qoraal ay ku baahiyeen baraha bulshada ku sheegay inay gacanta ku soo dhigeen “Gacan ku dhiigle” dil u gaystay...

Ciidamo Ruush ah oo gudaha u galay saldhig ay ku sugnaayeen ciidamo Mareykan ah

0
Ciidamada Ruushka ayaa gudaha u galay saldhig ciidamada cirka ah oo ku yaala dalka Niger halkaas oo ay wali ku harsan yihiin askar Mareykan...

Waa Imisa Dhaqaalaha Ku Baxaaya Dib U dhiska Qaza ee Israil Burburisay?

0
Dib u dhiska Dhismayaasha Marinka Qasa ee ku burburay Dagaalka Xamaas iyo Israel ayaa waxaa lagu qiyaasay inay ku bixi doonto lacag dhan 30...

Edeysanayashii Dilay Wiilka Aradayga ahaa Oo Ugu Danbayn lasoo Qabtay

0
Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa goordhoweyd shaaciyay in gacanta lagu soo dhigay saddexda nin oo muddo baxsad ahaa, oo lagu raad-joogay. Saddexdan nin oo mid...

Somaliland oo weerar culus ku qaaday waddamada Reer Galbeedka iyo Carabta ee taageerada siiya dowladda federaalka Soomaaliya.

0
Xukuumadda Somaliland ayaa weerar culus ku qaaday waddamada Reer Galbeedka iyo Carabta ee taageerada siiya dowladda federaalka Soomaaliya. Somaliland ayaa sheegtay in taageerada ay waddamada...

Xamaas oo ugu dambeyn ogolaatay heshiis xabbad-joojin ah

0
Xamaas ayaa muujisay surtagalnimada heshiis xabbad-joojin ah oo la gaaro, kaddib markii ay Israa’iil oggalaatay isbeddelo ay ku sameysay soo jeedinteeda oo lagu aqbalay...

Shirkad tallaalka Corona soo saartay oo qiratay in waxyeello caafimaad oo Halis ah oo uu leeyahay Talaalkii ay soo saartay

0
Shirkadda laga leeyahay Britain ee Astra Zeneca ayaa markii ugu horreysay maxkamadda ka hor qiratay in tallaalkeeda ka hortagga fayraska Corona uu keeni karo...

Ibrahim Kalin: Waa kuma madaxa sirdoonka Turkiga ee booqday Soomaaliya?

0
Ibrahim Kalin oo ah madaxa sirdoonka Turkiga ayaa shalay booqasho ku tagay Soomaliya. Waxaa uu xarunta madaxtooyada kula kulmay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud. Villa Soomaaliya...

Gabar muslim ah oo markii ugu horreysay loo magacaabay taliyaha ciidanka cirka Kenya

0
Dalka Kenya waxaa markii ugu horreysay gabar loo magacaabay inay noqoto taliyaha ciidanka cirka ee dalka. Jeneral Faaduma Gaiti Axmed ayaa ka tirsanayd milateriga tan...

Turkiga oo jaray xiriirkii ganacsi ee Israa’iil kaas oo ku kacayay balaayiin doollar

0
Turkiga ayaa sheegay in uu joojinayo dhammaan ganacsigii kala dhexeeyay Israa'iil sababo la xiriira dagaalka Qasa, isagoo si gaar ah sabab uga dhigay xaaladda...

Xildhibaanada Beesha Abgaal oo Dowlada Xasan Shiikh u Hanjabay

0
Inta badan Xildhibaanada beesha Abgaal ayaa maanta kasoo qeyb galay banaanbax ka dhacay taallaada Daljirka Dahsoon ee magaalada Muqdisho, banaanbaxaas ayaa lagu dalbanayey cadaaladda...

William Ruto Oo U Magacaabay Taliyaha Ciidamada Cirka Haweeney Muslim Ah

0
Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa u magacaabay Sarreeye Gaas Fatuma Axmed, Taliyaha Ciidanka Cirka Kenya, waana haweeneydii ugu horreysay ee xilkaas qabta taariikhda Kenya...

Gaari ay lahayd Shirkada BECO oo Qarax lagu Burburiyay

0
Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax goordhow ka dhacay qaybo kamid ah deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka magaalada Muqdisho, kaas...

Golaha Wasiirada oo ansixiyay heshiisyo lala soo galay Turkiga iyo Pakistan

0
Golaha Wasiirada Xukuumada Soomaaliya ayaa maanta kulankoodii caadiga ahaa ku yeeshay magaalada Muqdisho, kaas oo uu guddoomiyay ra’iisul wasaare Xamza Cabdi Barre, waxaana goobjoog...

Xubno la sheegay in ay ka tirsanyihiin Al-shabaab oo Kenya lagu dilay

0
Ugu yaraan lix qof oo looga shakisan yahay inay ka tirsan yihiin Al-Shabaab ayaa Arbacadii shalay lagu dilay weerar gaadmo ah oo ciidamada ammaanka...

Barakac Xoogan oo kasocda Mgaalada Baladwayne ee Gobalka Hiiraan

0
Wararka naga soo gaaraya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in saaka xaalad adag oo dhanka nolosha ah ay ka taagan tahay gudaha magaalada Beledweyne ee...

Wararkii ugu danbeeyey ee dibadbaxyada lagu taageerayo Falastiin ee ka dhacaya Maraykanka

0
Waxaa sii xooggaysanaya dibadbaxyada ay dhigayaan ardayda jaamacadaha ee dalka Maraykanka, kuwaas oo ay ku taageerayaan Falastin. Jaamacadda California ee ku taalla magaalada Los Angeles,...




News in English

Wararka Caalamka