Friday, April 26, 2024
Ad

Mahad Salaad oo Gaaray Dhuusamareeb

0
Taliyaha Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA, Mahad Salaad ayaa gelinkii dambe ee shalay gaaray gudaha magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug, halkaas...

Soomaaliya oo loogu deeqay $75 Milyan

0
Bangiga adduunka ayaa sheegay in Soomaaliya la siiyey kaalmo lacageed oo gaadhaysa illaa $75 million, taas oo ah deeqdii labaad ee la siiyo Soomaaliya,...

Wararkii Ugu Danbeeyey Dilka Loogaystay Marxuum Maxamed Deeq Madar.

0
Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa dil xalay ganacsade Soomaaliyeed loogu geystay agagaarka magaalada Port Elizabeth oo ka tirsan gobolka Westren Cape...

Masuulkii Ka Tirsanaa Maamulka Gobalka Banaadir ee Lasheegay inuu Alshabaab u goostay.

0
Gudoomiye Ku Xigeenkii Hore ee Arimaha Bulshada Degmada Xamarweyne iyo Dagmada Hodan oo Xalay ay baahisay cod laga Duubay idaacada ku Hadasha Afka Alshabaab...

Raysal wasaare Xamse oo kulan gaar ah la qaatay Xildhibaanada labada Aqal ee kasoo...

0
Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa Xalay hoygiisa magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Xildhibaanada labada Gole ee Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya ee...

Ciidamadii Deni kula Dagaalamay Garowe oo War Soo Saaray.

0
Taliska ciidamada kumaandooska Danab ee Puntland ee taabacsan mucaaradka kasoo horjeedo madaxweyne Saciid Cabdullahi Deni ayaa xalay war ka soo saaray xiisadda weli ka...

Doon Siday Qaad Soomaaliya loo Waday oo ku Quustay Kenya

0
Sida ay qortay warbaahinta Occupant ee Kenya, wararka ayaa sheegaya in labo ruux laga soo badbaadiyay doonida degtay subaxnimadii Jimcaha.Saddexda qof ee shilku ku...

Fal Argagax leh oo ka Dhacay Dhadhaab Nin Gowracay Will uu Abti u Ahaa.

0
Cabdulqaadir Cabdulaahi ayaa Gowracay Wiil uu abti u ahaa oo Halsano jir ahaa  Sidoo kalana Dhaawacay Walashiis uur 8 bil ah lahayd. Cabdulqaadir Cabdulahi ayaana...

Guddiga dib u eegista Dastuurka ku wareejiyay Nuqulada heshiiskii Golaha Wadatashiga Qaran.

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe uu wehliyo Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa maanta kulan wadajir...

CATRIONA LAING IYO Wafdi Ay Hogaaminayso oo Gaaray Dhuusamareeb iyo Qoor Qoor oo Qaabilay(Sawiro)

0
Madaxweynaha Dowladd Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa qasriga madaxtooyada Dowladda Galmudug ee Dhuusamarreeb kusoo dhaweeyay ergeyga cusub ee Qarammada Midoobe ee Soomaaliya Danjire...