Tuesday, May 7, 2024
Ad

Khayre oo kasoo dagay Muqdisho, kadib dalabkii Villa Somalia.

0
Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta dib ugu soo laabtay dalka, waxaana si weyn loogu soo dhaweeyay gudaha garoonka...

Ra’iisul wasaarayaashii’ Cabdiwali Gaas iyo Cumar Cabdirashiid oo Ka Horyimid Qorshihi Deni Watay.

0
Ra’iisul wasaarayaashii hore ee Soomaaliya Cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo Cumar Cabdirashiid, oo dhawaan Garoowe tagey ayaa sheegay in aysan halkaa u tagin xalinta...

Diyaarad Siday Madax Iyo shacab oo ku Burburtay Garoonka .

0
Diyaaradda Hala Airlines ayaa goordhow ku dhacday garoonka diyaaradaha Aadan Cadde, diyaaradan ayaa waday rakaab ay ka soo qaaday Garowe, waxaana shilkaas ku dhaawacmay...

Musuliyiintii Baxsadka ahaa oo mudo 30 cisho loga yeeray maxkamada gobolka banaadir,,

0
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta si rasmi ah ugu yeertay 7 masuul oo ka tirsan hay’addaha dowladda inay muddo ku siman 30 maalmood gudahood...

Ciidamada Galmudug Ayaa Dileen Horjooge Alshabaab mid kalna Nolosha Ku Qabteen.

0
Daraawiishta Galmudug oo kaashanaya Ciidamada degaanka Bajeela ayaa howlgal Qorshaysan oo ay ka fuliyeen Duleedka degaanka Baraag-Ciise waxay ku dileen nin ka Tirsan Alshabaab...

Sirdoonka Soomaaliya ay xogtiisa u gudbiyeen sirdoonka Kenya ee hubka u iibiya Al-Shabaab,

0
Madaxa hay’adda sirdoonka Kenya ee NIS, Nuuradiin Xaaji, ayaa khamiistii la soo dhaafay socdaal ku tagay magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya isaga oo kulan...

Hiiraan: Miino Al-Shabaab ku aaseen wadada oo ay ku dhinteen dad Shacab ah.

0
Sideed ruux oo Shacab ah kana koobnaa laba qoys ayaa ku geeriyooday Qarax ay wadada ku aaseen  Al Shabab. Dadka geeriyooday ayaa saarnaa mooto nuuca...

Axmed Madoobe oo Golihiisa Wasiirada kala hadlay dardargelinta hawlgalada..

0
Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa gelinkii dambe ee maanta shir guddoomiyay shir degdeg ah, oo uu Golihiisa Wasiirada kaga la hadlayay...

NIN SOMALI AH AYAA NIN KALOO SOMALI AH DIL UGU GEYSTAY DALKA JARMALKA.

0
Magaalada Dresden ee dalka Jarmalka waxaa maanta oo Sabti ah gelinkii hore lagu dilay nin ka mid ah Soomaalida dalkaas ku dhaqan. Maxamed Cabdi Faarax...

XILIBAANKA SOMALILAND AQOONSIGA UGU OLALEEYO OO KA HADLAY,,

0
Sir Gavin Williamson oo ah xildhibaan ka tirsan baarlamaanka dalka Ingiriiska ayaa laba maalin ka hor baarlamaanka dalkiisa hor geeyey sharci uu dalkiisa ku...