Thursday, May 2, 2024
Ad

Hoggaamiye katirsanaa Daacish oo madaxiisa la dul dhigay Malaayiin Dollar oo la dilay

0
Hoggaamiye sare oo katirsanaa kooxda Daacish ayaa lagu dilay howlgal ay iska kaashadeen ciidamo ka kala socda dalalka Mali, Burkina Faso iyo Niger, sida...

Fahad Yasin oo Weerar Afka ah Ku qaaday Raysulwasaare Xamse

0
Agaasimihii hore ee Hay’adda Nabad-sugidda Soomaaliya, Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa weerar culus oo afka ah ku qaaday ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi...




P.M Xamza oo go’aan culus ka soo saaray doorashada xigta

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaluya, Mudane Xamza Cabdi Barre oo maanta Daahfuray Geeddi socodka Hirgelinta Hannaanka Dhab-u-Heshiin Qaran, oo ay soo agaasintay Wasaaradda Arrimaha Gudaha,...

Diyaarad dagaal oo Mareykanka leeyahay oo bur burtay iyo khasaaro ka dhashay

0
Diyaarad nuuca dagaalka ah oo ay leeyihiin milatariga dalka Mareykanka ayaa shalay galab oo Talaado ahayd ku burburtay meel ku dhow Saldhiga ciidanka cirka...

Al Shabaab oo weerar culus ku qaaday xero ay leeyihiin Ciidanka xoogga dalka

0
Dagaallamayaal katirsan kooxda Al Shabaab ayaa xalay weerar culus oo ku bilowday hoobiyaal ku qaaday xero ciidanka xoogga dalka ku leeyihiin deegaanka Sabiib ee...




Tirada shaqaalaha Hormuud ee ku dhintay weerraro qaraxyo ah iyo dilal Mudoyinkii Danbe Kusocday

0
Warbixin Warbaahintu ka heshay waaxda warfaafinta ee Shirkada Hormuud ayaa muujinaya sida ay u korortay tirada shaqalaaha shirkadda ee ku dhintay qaraxyo lala eegtay...

Dalalka Carabta oo Markale Garab Istaagay Soomaaliya Itoobiyana Eedeeyey

0
Bayaanka Kalfadhigga 3aad ee Madasha Dhaqaalaha iyo kaashiga Carabta, dalalka Bartamaha Aasiya iyo Jamhuuriyadda Azerbaijan oo garab istaag weyn u muujiyey Difaaca Soomaaliya ay...

Ma weerar argagixiso ayuu ahaa kii seefta loo adeegsaday ee maanta ka dhacay London?

0
Subaxnimadii saakay oo lagu jiray saacadaha mashquulka badan iyo xiligii waxbarasho aadka, jidka jabaqda ee xaafada waqooyiga bariga London. Waxaa is qabsaday naxdin iyo...

War Deg Deg ah: Ciidamada Macawislayda Mudug oo Sarkaal Sare oo Alshabaab ah Gacanta Kusoo Dhigay

0
Ciidamada Macawisleyda Koonfurta Mudug ayaa maantay Gacanta ku dhigay Madaxii Muqaabaraadka kooxda Alshabaab oo lagu magacaabi jiray Farxaan Shalaange, kaas oo howlo sahmin ah...

Agaasimaha Sirdoonka Dalka Turkiga oo Muqdisho Soo Gaaray Kadib laba Sanoo ooo….

0
Agaasimaha Sirdoonka Qaranka ee dalka Turkiga Ibrahim Kalin ayaa maanta booqasho ku yimid magaalada Muqdisho. Waxaa la filayaa inuu la kulmo Madaxda dalka iyo...

Taliye Shub “Wasarada Cadaalada waan idin ogolnahay in wixii aan keenay aad isku sawirtaan balse hana gaarsiinina isku sawiri maysaan in aan idin dhahno”

0
Taliyaha ciidanka Asluubta Soomaaliya Jen, Mahad Cabdiraxmaan Aden (Jen, Shub) ayaa uga digay wasaaradda Cadaaladda ee XFS falalkeeda uu sheegay in ay doonayso in...

Markab Xamuul oo ka shiraacday Dekad kutaalla Jabuuti oo Gantaalo lagu weeraray

0
Markab nuuca xamuulka qaada ah oo ka shiraacday dekad kutaalla dalka Jabuuti ayaa lagu weeraray biyaha dalka Yemen, xilli markabkaasi uu kusii jeeday dekedda...

Taliska Mareykanka iyo kan Soomaaliya oo kulan xasaasi ah yeeshay kadib Musiqii ka Dhexdhacay Danab

0
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/gaas Ibraahim Sheikh Muxudiin ayaa kulan gaar ah la qaatay Taliska Mareykanka ee Soomaaliya. Taliyaha ciidamada gaarka ah ee Mareykanka...

Deni oo xalay kulan qarsoodi ah madaxtooyada kula qaatay saraakiil ka tirsan sirdoonka Itoobiya

0
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay kulan qarsoodi ah madaxtooyada kula qaatay saraakiil ka tirsan sirdoonka Itoobiya oo shalay galab soo gaaray Garoowe,...

Dowlada Jabuuti oo dalkeeda ka masaafurisay xildhibaan u ololeeya aqoonsiga Somaliland

0
Xildhibaan ka tirsan xisbiga Conservative-ka ee Ingiriiska ayaa sheegay in laga celiyay safar uu ku tagay dalka Jabuuti sababo la xiriira xiriirka dhow ee...

Maraykanka Oo Xamaas Ugu Baaqay Inay Aqbalaan Hindisaha Cusub Ee Israa’iil

0
Xoghayaha arrimaha debedda ee Maraykanka Antony Blinken ayaa sheegay Isniintii inuu ku rajo weyn yahay in Xamaas ay aqbasho, waxa uu ugu yeedhay, dalabka...

War Deg Deg ah:Ninkii Toogtay Axmed nor Tooxow oo Ka yimid Aaska Abtigiis oo Lasoo Qabtay

0
Howl-gal Ay Saacadihii lasoo dhaafey sameeyeen Ciidanka Qeybta Guud ee Boliiska Gobalka Banaadir Gaar ahaan Saldhigga Dayniile ayaa Lagu Soo Qabtey Eedeysane ku eedaysan...

Axmed Nuur Tooxoow oo kasoo laabtay Aaska Abtigiis oo Shalay Qarax lagu Dilay oo Asna Muqdisho La toogtay

0
Axmed Nuur Tooxoow oo shalay u tacsiyeynayey Abtigiis oo ku dhintay qaraxii Hormuud ayaa galabta la toogtay isagoo ka soo laabtay aaskooda. Axmed Nuur Tooxoow...

Waa Sidee Xaalada Goobihii ay shalay ku Dagaalameen Beelaha Dir iyo Mareexaan?

0
Xaalada Deegaanadii uu Dagaalku ka Dhacay Shalay oo Maanta Dagan. Shalay Deegaano udhaxeeyo Deegaanka Hulkujir iyo degmada Xeraalle waxaa ka dhacay Dagaal udhaxeeyo Labo Maleeshiyo...

Midowga Yurub oo Itoobiya Kusoo Rogay Shuruud adag oo Itoobiyaanku ka Naxeen

0
Midowga Yurub ayaa joojiyey in ay Visaha dal kugalka siiyaan Baasaboorka dalka Itoobiya, waa cunaqabateyn adag oo ay soo rogeen Midowga Yurub, taas oo...

Duqeyn lagu dilay dad iyo boqolaal neef oo Geel ah oo ka dhacday Deegaanka Mellit

0
Diyaaradaha dagaalka ee milatariga dowladda Sudan ayaa duqeymo culus oo dhinaca cirka ah ka fuliyay degmadda Mellit oo dhanka waqooyi kaga toosan caasimad-gobaleedka waqooyiga...

Mid kamid ah Saraakiishii Xoreeyey Gobalka Mudug oo Muqdisho lagu weeraray

0
Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya iska hor imaad hubeysan oo xalay ka dhacay gudaha magaalada Muqdisho, kaas oo u dhexeeyay ciidamo ka wada...

Wararkii Ugu danbeeyey 20 QOF oo Soomaali ah oo ku dhintay Kenya Kadib markii…

0
Faah-faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay doon ay la socdaan dad badan oo rakaab ah, taas oo ku qalibantay agagaarka...

Maxkamada ICC Oo Soo Saaraysa Amar Lagu Soo Xirayo Netanyahu

0
Maamulka Israel ayaa ka walaacsan in Maxkamadda Caalamiga ah ee Dambiyada (ICC) ay soo saarto amar lagu soo xirayo Ra’iisul Wasaare Benjamin Netanyahu iyo...




News in English

Wararka Caalamka