Thursday, May 9, 2024
Ad

Safaarada Sweden ee Izmir, Turkey oo Weerar lagu Qaaday iyo Khasaaro Ka dhashay Weerarkaas

0
Shaqaale Turkish ah, oo ka howlgalayey qunsuliyad sharafeed ay Sweden ku leedahay magaalada Izmir ee galbeedka Turkey ayaa lagu toogtay, oo si darran loogu...

Wadamada yurub Ayaa Bilaabay Daad Gureynta Guwaadiniinta ka Jooga Dalka Afgembiga ka Dhacay ee...

0
Saddexdii Duulimaad ee ugu Horreeyay ee lagu Daad Gureeyey Muwaadiniinta Faransiiska iyo Yurub ayaa Xalay ka Duulay Caasimada Niger. “Diyaaradda Waxaa Saarnaa 262 qof, oo...

Xasan Macallin oo caddaalad degdeg ah u ballan-qaaday maxaabiista Xabsiga Dhexe isaga Xiran ee...

0
Wasiirka Dastuurka iyo Caddalaadda dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Macallin oo saaka booqasho ku tagay Xabsiga Dhexe ee magaalada Muqdisho ayaa maxaabiiska u ballan-qaaday inay...

Madaxweyne Deni oo ku dhawaaqay Xiliga Dootashada Puntland Dhacayso.

0
Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa xalay Qasriga Madaxtooyada Puntland ee Garoowe kaga qeybgalay Xafladda 1-da August ee xuska sanad guurada 25-aad ee...

Mahad Salaad oo Gaaray Dhuusamareeb

0
Taliyaha Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA, Mahad Salaad ayaa gelinkii dambe ee shalay gaaray gudaha magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug, halkaas...

Soomaaliya oo loogu deeqay $75 Milyan

0
Bangiga adduunka ayaa sheegay in Soomaaliya la siiyey kaalmo lacageed oo gaadhaysa illaa $75 million, taas oo ah deeqdii labaad ee la siiyo Soomaaliya,...

Diyaarad Siday Xildhibaano Ka Tirssan Baarlamaanka Soomaaliya oo la Rasaaseeyey Xilinay Dagi rabtay

0
Faahfaahin dheeri ah ayaa Kasooo Baxaysay Xaalad kacsanaan ah oo ka Taagan Gobalka Gedo Gaar ahaan Magaalada Garbahaareey oo Maantay Lagu Rasaaseeyey Diyaarad Siday...

Ciidamada Khaalid Bin Waliid oo Durbaba Maxkamad Lasoo Taagay Kadib Fal layaab leh oo...

0
Mowliiid Daahir  Xuseen, ismaaciil Bashiir keynaan  iyo Maxamud Axmed Ismaciil oo kawada Tirsan Guutada 24aad ee lagu Magacaabo Khaalid Bin Waliid oo ka Mid...

Danmark oo raadinaysa hab sharci ah oo looga hortago Qur’aan gubista.

0
Wasiirka arrimaha dibadda Lars Lokke Rasmussen ayaa sheegay in dowladdiisu ay ka fiirsan doonto suurtagalnimada faragelinta ‘xaalado gaar ah’ kuwaas oo “dalal kale, dhaqamadooda,...

Baarlamaanka Labada Aqal oo cod aqlibayad leh ku ansixiyay Miisaaniyda Dowlada.

0
Labada Gole ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta cod aqlabiyad leh ku ansixiyay dib u eegista miisaaniyadda dowladda. Doodda miisaaniyadda dowladda ee 2023-ka oo...