Wednesday, May 8, 2024
Ad

Nin boqol kun oo doolar ka dhacay haween kaddib markii uu la haasaaway

0
Koox haween ah ayaa u digay haweenka kale in ay baaris ku sameeyaan ragga ay internetka ka bartaan oo ay la haasaawayaan. Peter Gray oo...

Geerida Malaaqii lagu naaneysi jiray “AK-47” ee muddada dheer ka tirsanaa al-Shabaab iyo kaalintii...

0
Xalay waxa hawlgal qorsheysan oo ay qaadeen ciidamada dawladdu ay ku dileen Malaaq Cabdillaahi Maxamed Yare (Malaaq Qori) oo ahaa odey dhaqameed muddo dhawr...




Qoor Qoor oo Galabtay si Wayn Loogu Soo Dhaweeyey Magaalada Caabudwaaq ogoow Ujeedada(Sawiro)

0
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa Galabtay soogaarey magaalada Caabudwaaq asagoo kasoo Duulay Caasimada Soomaaliya Ee muqdisho. Madaxweynaha ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Caabudwaaq...

Boorama ee oo lagu toogtay mid kamid ah ganacsatada waaweyn ee Somaliland

0
Waxaa maanta magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal lagu toogtay mid kamid ah ganacsatada waaweyn ee Somaliland, gaar ahaan gobolka Awdal. Ganacsade lagu magacaabo Muuse...

Ciidamada Dowlada oo Dilay Sarkaal sare oo Alshabaab ka Tirsanaa

0
Horjoogihii khawaarijta U Qaabilsanaa Gaynta Caruurta Si Askar Uga Dhigtaan Oo Ciidanka Xooggu Dalku Qaarijiyeen. Howlgal qorsheysan oo ay fuliyeen ciidanka xoogga dalka gaar ahaan...




Shirweyne Ku Saabsan Maareynta Hubka Iyo Walxaha Qarxo Oo Ka Furmay Muqdisho

0
Wasiir kuxigeenka Wsaaradda Gaashaandhigga XFS C/fitaax Qaasim ayaa manta magaalada Muqdisho wuxuu ka furay Shirweyne ku saabsan Maareynta Hubka, Rasaasta, iyo Walxaha Qarxo,kaas oo...

Maxaa Sababay Kala Taga Xasan Shiikh Iyo Imaaraadka Carabta oo aad ukala Fogaaday?

0
Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa siyaasad ahaan, amni ahaan iyo dhaqaale ahaanba si weyn iskugu dhiibay dowladda Isu-tagga Imaaraadka Carabta markii uu kusoo laabtay xafiiska. Bilowgii...

Farsamayaqaankii Hubka Iyo Gaadiidaka Dagaalka Caabudwaaq oo Isla Caabudwaaq lagu Dilay

0
Xalay Bartamaha Magaalada Caabudwaaq ayaa Lagu toogtay afweyne lugey xayle oo Caan Ka ahaa Wooqooyiga Gobalka Galgaduud. Afwayne ayaa Ahaa Farsamayaqaan xaga Hubka Iyo Gaadiidka...

Soomaaliya Iyo Kenya Oo Heshiis Ganacsi,Waxbarasho Iyo Amni Kala Saxiixday

0
Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya ayaa galabta ku kala saxiixday magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya heshiisyo is-afgarad oo ku saabsan dhinacyada, Arrimaha dibedda, Nabadgalyada,...

Xamaas Oo Sheegtay Inay Aqbashay Heshiis Xabad Joojin Ah

0
Hoggaanka Xamaas ayaa sheegay in ay aqbaleen qodobada heshiiska xabadjoojinta ee Gaza. Waxayna sheegeen in hadda arinta hortaalo Isreal. Qoraal ka soo baxay Xamaas ayaa...

Malaaq Muniir Yusuf oo La Dilay iyo Kacdoon Ka Dhashay Dilkiisa oo Qarka Udaaran inuu Dagaal Qarxo

0
Ciidamada maamulka konfurgalbeed ayaa degmada bardaale ee gobolka baay ku dilay malaaq yusuf manuur oo kamid ahaa Odayasha dhaqanka degmada. Ciidamada ayaa la sheeegay in...

0
Taliyaha Guutada 1-aad ee Ciidamada Macawisleyda Gobolka Mudug Dhamme Maxamed C/qaadir Dagal oo ay wehliyaan Culimada Ayaa Dardaaran iyo dardargalin ugu tagay Ciidamada Macawisleyda...

Rag Ka Tirsan Alshabaab oo Doonaayay inay dilaan Qof Masuul ah oo Ayagii La Dilay midna Nolosha Lagu qabtay(Sawiro)

0
Ciidamada Hey’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA ayaa fashiliyey isku day dil oo labo dhagarqabe oo ka tirsan Alshabaab ay ka fuli...

Kenya iyo Soomaaliya oo Maantay kala Saxiixanaaya Heshiis Soomaali Badan Farax Galin doona

0
Soomaaliya & Kenya ayaa maanta kala saxiixanaya in ka badan 4 Heshiis oo u dhaxeynaya labada dal, gaar ahaana waxay taaban doonan Heshiisyadan. 1- AMNIGA:...

Maleeshiyaad Hubaysan ayaa Goordhow La wareegay Koontaroolka Magaalada Gaalkacyo ee Galmudug

0
Ciidamo aad u hubaysan o wata gaadiid Dagaal ayaa Goordhow Xoog kula wareegay Koontaroolkii Magaalada Gaalkacyo ee Galmudug Maleeshiyaadkaan ayaana kala cayriyay Ciidamo Boolis...

Muran Hor Leh Oo Soo Kala Dhex Galay Israel Iyo Xamaas Iyo Cabsida Dagaal Cusub

0
Israa’iil iyo Xamaas ayaa weli isku maandhaafsan sidii ay u joojin lahaayeen dagaalka Gaza ka socda in ka badan 7 bilood, kaas oo ay...

Ra’iisul wasaare Xamse oo safarkiisii u horreeyay ugu baxay Dalka………

0
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo hoggaaminayo ayaa saakiisii ugu horreeyay ugu ambabaxay magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya, tan iyo markii...

Xamaas oo weerar ku dishay Askar badan oo Israel ah iyo fashil ku yimid Wadahadalo socday

0
Ururka Xamaas ee dagaalka adag kula jira ciidamada Israel ayaa qaaday weerar uu khasaaro xooggan kasoo gaaray askarta Israel, ee weerarka gardarada ah ku...

Soomaaliland oo Dowlada Turkiga uga Digtay inay Yimaadaan Xeebaha Soomaaliland Si ay Itoobiya Uga Difaacaan Soomaaliya Xeebaheeda

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda Jamhuuriyadda iskeed madax bannaanida ugu dhawaaqday ee Somaliland Dr Ciise Keyd Maxamuud oo warraysi gaar ah siiyay BBC Somali ayaa sheegay...

Amaanka Magaalada Muqdisho oo Maalmihii Danbe sii Xumanaaya iyo Waxa isbadal

0
Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaa maalmihii u dambeeyay ka dhacayay falal ammaan darri ah oo isugu jiro dilal, qaraxyo iyo weeraro loo adeegsanayay...

Ganacsade Jabuutawi oo Wareejiyay Gaadiid Dagaal oo lagula Dagalaamaayo Soomaaliland(Sawiro)

0
Ganacsadaha caanka ah ee reer Laascaanood Xaaji Maxamed Jabuutiwaai ayaa maanta maamulka Khaatumo iyo waxgaradka gobolka Sool , ku wareejiyay gaadiid dagaal iyo hub...

Senator Maryan: Madaxweynaha Xasan Sheekh iyo Ra’iisul Wasaare Xamza waxaan ugu baaqayaa inay qubuuraha Eebe dartiisa ugu xishoodaan

0
Senator Maryan: Madaxweynaha Xasan Sheekh iyo Ra'iisul Wasaare Xamza waxaan ugu baaqayaa inay qubuuraha Eebe dartiisa ugu xishoodaan, oo ay joojiyaan boobka lagu hayo...

Ingiriiska Oo Ka Hadlay Kulan Safiirkooda Uu Madaxweyne Deni Kula Yeeshay Garoowe

0
Howlgalka dawladda Ingiriiska ee Soomaaliya ayaa sheegtay in safiirka UK ee Soomaaliya, safar uu ku tagay Puntland uu kala hadlay Madaxweynaha Puntland, sadex qodob...




News in English

Wararka Caalamka