Saturday, May 11, 2024
Ad

War Deg Deg ah:Golaha Guud ee QM oo aqoonsaday Falastiin

0
Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobey (QM) ayaa cod aqlabiyad leh ku ansixiyey qaraar sare loogu qaadayo haykalka dowladnimo ee Falastiin, ka dib...

Maxaa Kuuriyada Koonfureed looga hadal hayaa dhakhaatiirta Soomaaliyeed?

0
Kuuriyada Koonfureed ayaa u ogolaanaysa dhakhaatiirta ajnabiga ah in ay ka shaqeeyaan isbitaaladeeda kaddib marka lagu sameeyo baaris qoto dheer, sida maanta oo Jimce...




Maamulka Puntland oo ka horyimid go’aanka dowladda federaalka Soomaaliya Dalka kaga Saarayso UNSOM

0
Maamulka Puntland ayaa ka horyimid go’aanka dowladda federaalka Soomaaliya ee ay ku dooneyso in la joojiyo shaqada xafiiska QM ee Kaalmaynta Soomaaliya, kaasi oo...

Safarkii Spain ee Liibiya isku baddelay: Sida gabadhan Soomaaliyeed uu u khiyaanay magafihii u ballan qaaday inuu Spain geynayo

0
Aabe Soomaaliyeed oo gabadhiisa magafe ku haysta Libya ayaa BBC-da la wadaagay sida gabadhiisa loogu khiyaamay tahriibka. "Gabadheyda dad magafayaal ah oo Nairobi joogo ayaa...

Baadi goob Dheer ka Dib ninkii Dilay Ismaaciil Yuusuf Axmed oo Gacanta Lagu soo Dhigay

0
Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa shaaciyay in gacanta lagu soo dhigay nin loo haysto kiis dil ah oo baxsad ka ahaa cadaaladda. Ninkan ayaa waxaa...




War Deg Deg ah: Qaramada Midoobay oo Ka Jawaabtay Dalabkii Dowlada Soomaaliya ee UNSOM Soomaaliya looga Saaraayay

0
Qaramada Midoobay ayaa markii ugu horreysay ka hadashay go’aanka ay dowladda federaalka Soomaaliya ku dalbatay in la joojiyo shaqada xafiiska QM ee UNSOM. Afhayeen u...

Kenya Oo Bilowday Qorshe ay ku Dhabar Jabinayso Dowlada Soomaaliya

0
Dowladda Kenya ayaa maalmo kahor bilowday qorshe ay dowladda federaalka Soomaaliya uga dhaadhicineyso inay ka tanaasusho musharaxnimadeeda guddiga Midowga Afrika. Kursigan ayaa waxaa Soomaaliya ugu...

Israa’iil oo ka soo horjeesatay go’aanka uu qaatay Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden

0
Israa’iil ayaa ka soo horjeesatay go’aanka uu qaatay Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ee uu ku hakiyey shixnad hub ah oo loo waday Israa’iil. Biden ayaa...

UK oo sheegtay in aysan Israa’iil ku taageeri doonin haddii ay qaaddo tallaabo ay uga digtay

0
Xoghayaha arrimaha dibadda ee UK, David Cameron ayaa mar kale ku celiyay mowqifka UK ee ah in aysan taageeri doonin howlgalka weyn ee Israa’iil...

Rag Khiyaano Cajiib ah Ku Sameeyey Gobalka Banaadir oo lasoo Qabtay

0
Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa howlgal ay ka sameeyeen waaxda 2-aad ee degmada Dharkenley ee Gobolka Banaadir waxay ku soo qabteen 5 eedeysane oo ku...

PUTIN oo digniin culus soo saaray xilli uu heegan geliyay ciidamada Nukliyeerka

0
Madaxweyne Vladimir Putin ayaa Khamiistii ka digay in ciidamadiisa Nukliyeerka ay “mar walba” heegan ku jiraan, islamarkaana Ruushka aanu u dulqaadan doonin halis kasta...

Somaaliland oo War Layaab leh Kasoo Saartay Heshiiskii Musse biixi iyo Abiya Axmed ee Bada Soomaaliya

0
Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay inuu guul ku dhaw yahay heshiiskii ay horraantii sanadkaan Addis Ababa ku saxiixdeen Itoobiya iyo Somaliland. Heshiiskan oo si adag uga...

Nin Soomaali ah oo Isniin walba guba kaam qaxooti oo ku yaalla Jarmalka

0
Dalka Jarmalka waxa uu kamid yahay dalalka Yurub ee ay ku noolyihiin Soomaalida ugu badan isla markaana magan gelyo doonka ah. Soomaali badan ayaa dalkaasi...

War Deg Deg ah:Cabdullaahi Muuse Seeraar oo Maantay Dil Toogasha lagu Xukumay oo Goordhow La Toogtay

0
Dil Qasaas Ah ayaa Maxkamada Gobalka Galgaduud Ku Fulisay Galabtay  Marxuun Cabdullaahi Muuse Seeraar oo Habeeno ka hor uu ku dilay caabudwaaq  Marxuun Afwayne...

UNSOM oo Aqbashay inay Qaadatao Amarkii Kasooo baxay Dowlada Somaaliya War Galisayna Shaqaalaheeda

0
Sida ay xaqiijinayaan wararka laga helayo Muqdisho, xaafiiska UNSOM ee QM oo ay dawladda Soomaaliya dalbatay in la xiro, ayaa shaqaalaha ka howlgala loo...

Ninkii Dilay Farsamayaaqaankii Hubka Iyo Gaadiidla Dagaalka Ee Caabudwaaq oo Dil Toogasha ah Lagu xukumay

0
Dhawaan ayay ahayd Markii Bartamaha Magaalada Caabdudwaaq lagu Dhex Toogtay Xili Habeen ah Farsamayaqaankii Gaadiidka dagaalka Iyo Hubka Ee Afwayne Lugeey Xayle. Maxakamada Gobolka Galgaduud...

Horjooge Sare oo Ka Tirsan Alshabaab oo Soo Gaaray Degmada Xarardheere

0
Horjooge Siidoow Cali Ibraahim oo ka tirsanaa Khawaarijta ku dhuumaaleysata koonfurta Gobolka Mudug ayaa xalay iska dhiibay degmada Xarardheere ee gobolka Mudug, kadib markii...

Alshabaabkii Ugu Badnaa oo Lagu Qabtay Koonfurgalbeed

0
Ciidamada Nabad-sugidda maamulka Koonfur Galbeed oo maalmahan dambe howlgallo culus ka waday magaaalada Baydhabo iyo duleedkeeda ayaa gacanta kusoo dhigay Al-Shabaab-kii ugu badnaa oo...

War Deg Deg ah: Dowlada Soomaaliya oo Dalbatay in Degdeg loo Xiro Xafiiska UNSOM ee Soomaaliya Sabab?

0
Dowladda Federaalka Soomaaliya oo warsaxaafadeed soo saartay ayaa maanta dalab culus u gudbisay Qaramada Midoobay, kaas oo ay ku dalbatay joojinta shaqada xafiiska Qaramada...

Mareykanka Oo Joojiyay Shixnado Bambaanooyin Ah Uu U Diri Rabay Israel

0
Mareykanka ayaa todobaadkii hore hakiyay shixnad bambaanooyin ah oo uu u diri lahaa Israa’iil sababo la xiriira walaaca laga qabo sii socoshada qorshaha Israa’iil...

Madaxweyne Xasan Oo Ku Amaanay Midowga Yurub Taageerada Ay U Muujiyeen Soomaaliya

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qayb galay Munaasabadda Maalinta Midowga Yurub ayaa kaga mahad celiyay taageeradooda joogtada ah ee...

Dowlada Soomaaliya oo Si cajiib ah uga jawaabtay eedii ahyd inay duqayn ku laayeen Dad Shacab ah

0
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta jawaab rasmi ah ka bixisay warbixin kasoo baxday ay’adda xuquuqda aadanaha u dooda ee Amnesty International, taas oo lagu...

Taliye Sayid-Cali Cabdi Cadde oo ugu danbayn Maanta La aasay Kadib maalmo uu Maydkiisu ku jiray Qaboojiye

0
Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaa maanta lagu aasay allaha u naxariistee Sayid-Cali Cabdi Cadde oo ahaa sarkaal ka tirsanaa ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed,...

Daacigii Ka Tirsanaa Ciidanaka mitateriga Soomaliya oo Xil Sare loo Magacaabay

0
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa si loo dardargaliyo hawlgalada dib u xoreynta iyo dadaalada socda ee dalka lagaga ciribtirayo kooxaha...




News in English

Wararka Caalamka