KENYA: Baarlamaanka Jubbaland oo dalxiis iyo siminaar ugu tagay mag. Nairobi
- Posted at 15/03/2017 16:02:00
By Admin

Waxaa lagu soo gabo-gabeeyay caasimadda dalka Kenya ee Nairobi siminaar iyo dalxiis halkaasi loogu qaaday baarlamaanka maamulka Jubbaland ee fadhigiisu yahay magaalada Kismayo.

HALKAAN KA DAAWO SAWIRRADA



More Jacbur...

Donald Trump oo diiday in la baahiyo canshuur-bixintiisa iyo dadweynaha oo dibadbaxyo rabshado wata ku jawaabay

16/04/2017 12:02:00:-Iyadoo lagu jiro xilliga shaacinta canshuuraha daøla Mareykanka ayaa madaxweynaha dalkaasi Donald Trump waxa uu sheegay in canshiir-bixintiisa aanan loo soo bandhigi kadin dadweynaha, taas oo dhalisay dibadbaxyo rabshada wata.

Mareykanka oo weerar ugu hanjabay Waqooyiga Kuuriya iyo dhooletus neefta ku celiyay caalamka oo ay ku soo jawaabeen

15/04/2017 19:29:00:-Xukuumadda Pyongyang ee dalkaasi Waqooyiga Kuuriya ayaa shalay sameeyay dhooletus kii ugu weynaa oo ay kusoo bandhigeen hub casri ah oo cusub iyagoona dheeletuskaasi jawaab uga dhigay hanjabaad dhawaan kasoo yeertay Mareykanka.

Gaalada caalamka oo musaamiir iskala daashay gacmaha iyo lugaha iyo nabi Ciise oo ay xusayaan

15/04/2017 15:41:00:-Gaalada caalamka ku nool ayaa maanta xusaya Nabi Ciisa (CS), waxaana ay musaamiir iskala daaleen gacmaha iyo lugaha iyagoo markiisa shabahaya qaablii loo musmaaray Nabi Ciise.

Shirkadda tareemada Australia oo sii deysay muuqaal naxdin gelinaya waalidiinta

14/04/2017 14:47:00:-Sydney Trains, shirkadda maamusha tareemada caasimadda dalka Australia ayaa dhawaan sii deysay muuqaal naxdin gelinaya waalidiinta carruurta la raaca tareemada.

Taageerayaasha labo koox-kubadeed oo xalay beerka iska tumay lana baajiyay kulankooda

14/04/2017 16:54:00:-Xalay waxaa iska hor imaad gacan ka hadal ah uu ku dhex maray garoonka taageerayaasha kooxaha Lyon iyo Besiktas ee horyaalka qaaradda Yurub. Isku dhacan ayaa sababay in kulankii labadani kooxood dib loo dhigo.

-©2006-2017 Calanka.com waa qeyb ka mid ah CALANKA MEDIA
Kor ku laabo ::: Login :::: Nagu xayeysiiso ganacsigaaga :::: Nala soo xiriir :::: Annaga / About
Waa mamnuuc in la isticmaalo ama la qaato macluumaadka ku jira boggan, amar la`aan.